Inicio > Humanidades > Religión y creencias > Islam > Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?
Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?

Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?

Cabdulqaadir Cabdulle Diini

14,32 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Diini Publications
Año de edición:
2024
Materia
Islam
ISBN:
9780957318083
14,32 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Buuggan koobani wuxuu isku dayayaa inuu muuqaal guud ka bixiyo Xeer-soomaaliga iyo taariikhdiisa. Sidoo kale, inuu dulmar guud ku sameeyo mabda’a Calmaaniyadda, bulshadana loo soo bandhigo dhaqammada uu hoosta ku wato mabada’aasu. In la muujiyo waxa u dhexeeya Xeer-soomaaliga iyo Calmaaniyadda iyo sida Xeer-soomaaligu uu hoosaasin ugu noqday inay dhaqammo qalaad waddanka soo galaan. Dhanka kale, in wax laga tilmaamo sida xeerkeenna loo hagradey, loogana hormariyey mabda’ii Calmaaniyadda ee ay qaateen dawladihii waddanka soo maray. Ujeeddada uu buuggu ka duulayo waxaa lagu soo koobi karaa:In bulshada loo bidhaamiyo saldhigga Xeer-soomaaliga, taariikhdiisa iyo halka uu ka soo jeedo. In la tilmaamo sida uu Xeer Soomaaligu u fududeeyey inay bulshada soo dhexgalaan dhaqammo shisheeyo. In la muujiyo halka habacu ka yimid, iyo arrinta bulshada ku keentay inay xeer ku dhaqmaan iyagoo ah dad Muslim ah. Sida xeerku uu hadoodil ama gabbaad ugu noqday mabda’a Calmaaniyadda. In la caddeeyo in Xeer Soomaligu ka mudnaa, bulshadana uga fiicnaa mabda’ii Calmaaniyadda ee ay qaateen dawladihii waddanka soo maray.Sida xeerku u siiyo magan calmaaniyiin badan oo ummadda ku dhex nool, mabda’aasna faafiya. Sidoo kale, in la tilmaamo mabaadi’ badan oo ku hoos qarsoon Calmaaniyadda, sida ilxaadka, iyo wixii la mid ah (iwm). In falanqeyn lagu sameeyo waxa u dhexeeya Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda.

Artículos relacionados

  • CSIOF Bulletin 2011
    Peter Riddell
    The appearance of this 4th issue of the CSIOF Bulletin coincides with the 10th anniversary of the tragic 9/11 attacks in the USA. In our lead feature article, Bernie Power reflects on those attacks and subsequent events, posing a series of important questions about the present situation of the Islam-West relationship. Christian engagement with Muslims takes many forms: evangeli...
    Disponible

    19,06 €

  • Lust and Grace
    Ali Ghandour / Margarita Giovanni
    I am aware that this is a hot topic which might cause indignation or confusion, because today’s picture of Islam, as well as the idea of a theologian many people have, does not comply with the facts discussed in this volume. This text shall inspire reflection. The many ideas about society, piety, shamefacedness, religiousness and Islam, which people usually have in mind, will b...
    Disponible

    8,01 €

  • Pre-Islamic South Arabia and its Neighbours
    This book presents proceedings of the 17th Rencontres Sabeennes held in Paris, 6-8 June 2013.                              ...
    Disponible

    125,80 €

  • From Understanding to Behavior Our Religious Life
    Celal Kırca
    Professor Celal Kırca explains along these pages the impact of religious knowledge in the way people practice and live their lives according to their Islamic faith and how that knowledge arrives through the influence of family, educational institutions, written and visual media, and books. The focus then is to explain the correct understanding of religious topics such as the cr...
    Disponible

    101,71 €

  • Baang e Dara
    Muhammad Iqbal
    First ever true reproduction of the original book on international stage, this book is a must have for all Allama Iqbal lovers. 'Bang-e-Dara' (بانگِ درا), penned by the philosophical luminary Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, is not merely a collection of poems; it is a monumental edifice of thought that continues to influence and inspire generations. Written in 1924, this opus re...
  • Baal e Jibreel
    Muhammad Iqbal
    'Baal-e-Jibreel' (بالِ جبریل), the masterful creation of Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, stands as a beacon of philosophical and spiritual exploration, echoing the depth and diversity of human experience. Following his groundbreaking work 'Bang-e-Dara,' Iqbal elevates his poetic and intellectual journey to new heights in this compelling collection, first published in 1935.In 'Ba...

Otros libros del autor

  • Tarankii Qurbaha Tagey
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    TARANKII QURBAHA TAGEY waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya ...
    Disponible

    10,91 €

  • Shiicada
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, wa...
    Disponible

    12,50 €

  • Hoggaanka iyo Haweenka
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku yeelanayo. Hooyada waxaa laga dhigay tiir-dhexaadka ay bulshadu ku taagan tahay, la’aanteedna aanay bulshadu taabbaqaadi karin, qoyskuna aanu dhisnaan karin. Marka dib loo jalleeco sooyaalka iyo dhig...
    Disponible

    20,05 €