Hoggaanka iyo Haweenka

Hoggaanka iyo Haweenka

Cabdulqaadir Cabdulle Diini

20,05 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Diini Publications
Año de edición:
2023
Materia
Política y gobierno
ISBN:
9781912411276
20,05 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku yeelanayo. Hooyada waxaa laga dhigay tiir-dhexaadka ay bulshadu ku taagan tahay, la’aanteedna aanay bulshadu taabbaqaadi karin, qoyskuna aanu dhisnaan karin. Marka dib loo jalleeco sooyaalka iyo dhigaallada laga sameeyey noloshii dumarka soo mareen, waxay muujinayaan inay soo mareen heerar kala duwan haddii ay noqon laheyd dhanka nolosha, halka ay ka joogto bulshada, dhanka xuquuqda iyo wixii la mid ah. Ilbaxnimooyinkii iyo bulshooyinkii dunida soo maray waxay ku xadgudbeen qaayihii iyo karaamadii dumarka. Qaarkood sidii badeecadii ayey iibiyeen, qaarkoodna iyagoo nool ayey dab ku rideen ama aaseen. Islaamku wuxuu dabargooyey dhaqammadii xumaa ee dumarka lagula kici jirey. Sida raggaba, wuxuu siiyey xuquuq, wuxuuna saaray xil. Hagardaamooyinkaa dumarka lagu hayey waxaa ka dhashay gadood iyo kacdoon looga dhiiddhinayo dhibaatooyinkaa dumarka haystey. Kacdoonkaasu wuxuu keenay in aqoonyahanka iyo culimada Saynisku ay cilmibaaris sameeyaan si ay jawaab ugu raadinayaan is weyddiimo badan oo dhashay. Sidee ayey aheyd nolosha haweeneyda Islaamka ka hor, Islaamkuse muxuu ka qabtay? Ma dhab baa in Shareecada Islaamku aanay dumarka tixgelin siin oo aanay xuquuqdooda dhawrin? Maxaa keenay kacdoonkii dumarka ee Yurub ka bilowdey? Ma xornimo-u-dirir ayey ahaayeen, mise waxay doonayeen sadbursi iyo inay helaan sad aanay laheyn? Maxaa keenay dagaalka ay ku hayaan diimaha, gaar ahaan Islaamka? Ma jiraan wax caddeynaya in ragga iyo dumarku abuur ahaan ay jirto wax ay ku kala geddisan yihiin?KU SAABSAN QORAAGA:CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin: Ka Joogsada qof yiri 'Laa Ilaaha Illallaah' (2011); Tarankii Qurbaha Tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021).Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.

Artículos relacionados

  • How Great a Crime - to tell the truth
    Neil Kay / Steven Kay
    Joseph Gales was one of the all-time great Sheffielders – forget Joe Cocker, Jessica Ennis-Hill, Sean Bean or Michael Palin. These are all minnows compared to Joseph Gales – and their stories are boring besides that of the Galeses. The Galeses story has been forgotten and has not been brought together in one place before – it is not just something dredged up from history – an i...
    Disponible

    10,33 €

  • Fearful Majesty
    Benson Bobrick
    Ivan the Terrible - the name evokes the legend of a cruel and dangerously insane tyrant. Fearful Majesty explores that legend and exposes the man, his nature, and his time.This acclaimed biography of one of Russia’s most important and tyrannical rulers is not only a rich, readable biography, it is also surprisingly timely, revealing how many of the issues Russia faces today hav...
    Disponible

    19,27 €

  • Economic Optimization of Innovation & Risk
    Robert Shuler
    A Theory of Crash Rate for Private & Public Projects with Critical or non-Critical systems.Analyzing & managing risk has been a quest for 5000 years, and is essential to everything from water supplies, finance, and agriculture to computers and space travel. At last there is a quantitative theory and a simple equation that allows you to: - choose your failure rate - get there...
    Disponible

    13,02 €

  • The System
    Lincoln Steffens
    The 'muckraker' Lincoln Steffens dug deep into business criminality and political corruption in a powerful series of articles written for McClure's magazine. Establishment newspapers and 'System' politicians dismissed his work as just another example of the decrepit modern journalism that could never pass for genuine writing. But Steffens' dogged quest for truth and justice set...
    Disponible

    23,66 €

  • Digital Activism in Asia Reader
    The digital turn might as well be marked as an Asian turn. From flash-mobs in Taiwan to feminist mobilisations in India, from hybrid media strategies of Syrian activists to cultural protests in Thailand, we see the emergence of political acts that transform the citizen from being a beneficiary of change to becoming an agent of change. In co-shaping these changes, what the digit...
    Disponible

    22,19 €

  • The New Freedom
    Woodrow Wilson
    In 1912, Woodrow Wilson was the Democratic nominee for President of the United States. He campaigned against the Republican incumbent, William Howard Taft, and Taft’s predecessor, Theodore Roosevelt, who had split off from the Republican Party to form his own Progressive, or Bull Moose, Party. Much of the campaign focused on the US economy, particularly the candidates’ views of...
    Disponible

    8,67 €

Otros libros del autor

  • Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Buuggan koobani wuxuu isku dayayaa inuu muuqaal guud ka bixiyo Xeer-soomaaliga iyo taariikhdiisa. Sidoo kale, inuu dulmar guud ku sameeyo mabda’a Calmaaniyadda, bulshadana loo soo bandhigo dhaqammada uu hoosta ku wato mabada’aasu. In la muujiyo waxa u dhexeeya Xeer-soomaaliga iyo Calmaaniyadda iyo sida Xeer-soomaaligu uu hoosaasin ugu noqday inay dhaqammo qalaad waddanka soo ga...
    Disponible

    14,32 €

  • Tarankii Qurbaha Tagey
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    TARANKII QURBAHA TAGEY waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya ...
    Disponible

    10,91 €

  • Shiicada
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, wa...
    Disponible

    12,50 €