Shiicada

Shiicada

Cabdulqaadir Cabdulle Diini

12,50 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Diini Publications
Año de edición:
2023
Materia
Islam
ISBN:
9780957318090
12,50 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah.Qormadan kooban waxay isku dayeysaa inay wax ka bidhaamiso jawaabaha weydiimahan soo socda:- Waa maxay sooyaalka Shiicada?- Maxay bulshada shiicada ahi rumeysan tahay?- Waa sidee qaab-dhaqankooda siyaasadeed iyo midka diineed ee ay dadka Muslimiinta, Sunniga ah kula dhaqanto?- Ma jirtaa wax xog ah oo la cuskan karo oo muujineysa jiritaankoodii Geeska Afrika iyo Soomaaliya?Cilmi-baaris la sameeyey, si jawaab loogu helo isweydiimahaa kor ku xusan, waxay soo bandhigeysaa taariikhda madow iyo caqiidada silloon ee kooxda shiicada. Sidoo kale, qorshaha dahsoon ee ay dawladda Shiicada ee Iiraan u degsatey sidii ay u shiiceyn laheyd bulshada Muslimiinta, Sunniga ah. Dhanka kalena, dibindaabyada sir iyo saaqba leh ee ay ka dhexwaddo Muslimiinta. Waxa kale oo ay qormadu wax ka tilmaameysaa sooyaalkii shiicada ee Geeska Afrika.KU SAABSAN QORAAGA:CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin: Ka Joogsada qof yiri 'Laa Ilaaha Illallaah' (2011); Tarankii Qurbaha Tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Hadda wuxuu ku hawllan yahay sidii uu u soo saari lahaa labo buug oo cusub oo mid ka mid ahi yahay sheeko ku saabsan qiso run ah oo dhacday. Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.

Artículos relacionados

  • CSIOF Bulletin 2011
    Peter Riddell
    The appearance of this 4th issue of the CSIOF Bulletin coincides with the 10th anniversary of the tragic 9/11 attacks in the USA. In our lead feature article, Bernie Power reflects on those attacks and subsequent events, posing a series of important questions about the present situation of the Islam-West relationship. Christian engagement with Muslims takes many forms: evangeli...
    Disponible

    19,06 €

  • Lust and Grace
    Ali Ghandour / Margarita Giovanni
    I am aware that this is a hot topic which might cause indignation or confusion, because today’s picture of Islam, as well as the idea of a theologian many people have, does not comply with the facts discussed in this volume. This text shall inspire reflection. The many ideas about society, piety, shamefacedness, religiousness and Islam, which people usually have in mind, will b...
    Disponible

    8,01 €

  • Pre-Islamic South Arabia and its Neighbours
    This book presents proceedings of the 17th Rencontres Sabeennes held in Paris, 6-8 June 2013.                              ...
    Disponible

    125,80 €

  • From Understanding to Behavior Our Religious Life
    Celal Kırca
    Professor Celal Kırca explains along these pages the impact of religious knowledge in the way people practice and live their lives according to their Islamic faith and how that knowledge arrives through the influence of family, educational institutions, written and visual media, and books. The focus then is to explain the correct understanding of religious topics such as the cr...
    Disponible

    101,71 €

  • Baang e Dara
    Muhammad Iqbal
    First ever true reproduction of the original book on international stage, this book is a must have for all Allama Iqbal lovers. 'Bang-e-Dara' (بانگِ درا), penned by the philosophical luminary Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, is not merely a collection of poems; it is a monumental edifice of thought that continues to influence and inspire generations. Written in 1924, this opus re...
  • Baal e Jibreel
    Muhammad Iqbal
    'Baal-e-Jibreel' (بالِ جبریل), the masterful creation of Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, stands as a beacon of philosophical and spiritual exploration, echoing the depth and diversity of human experience. Following his groundbreaking work 'Bang-e-Dara,' Iqbal elevates his poetic and intellectual journey to new heights in this compelling collection, first published in 1935.In 'Ba...

Otros libros del autor

  • Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Buuggan koobani wuxuu isku dayayaa inuu muuqaal guud ka bixiyo Xeer-soomaaliga iyo taariikhdiisa. Sidoo kale, inuu dulmar guud ku sameeyo mabda’a Calmaaniyadda, bulshadana loo soo bandhigo dhaqammada uu hoosta ku wato mabada’aasu. In la muujiyo waxa u dhexeeya Xeer-soomaaliga iyo Calmaaniyadda iyo sida Xeer-soomaaligu uu hoosaasin ugu noqday inay dhaqammo qalaad waddanka soo ga...
    Disponible

    14,32 €

  • Tarankii Qurbaha Tagey
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    TARANKII QURBAHA TAGEY waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya ...
    Disponible

    10,91 €

  • Hoggaanka iyo Haweenka
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku yeelanayo. Hooyada waxaa laga dhigay tiir-dhexaadka ay bulshadu ku taagan tahay, la’aanteedna aanay bulshadu taabbaqaadi karin, qoyskuna aanu dhisnaan karin. Marka dib loo jalleeco sooyaalka iyo dhig...
    Disponible

    20,05 €