LIBROS DEL AUTOR: cabdulqaadir cabdulle diini

4 resultados para LIBROS DEL AUTOR: cabdulqaadir cabdulle diini

cabdulqaadir cabdulle diini Eliminar filtro Quitar filtros
  • Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Buuggan koobani wuxuu isku dayayaa inuu muuqaal guud ka bixiyo Xeer-soomaaliga iyo taariikhdiisa. Sidoo kale, inuu dulmar guud ku sameeyo mabda’a Calmaaniyadda, bulshadana loo soo bandhigo dhaqammada uu hoosta ku wato mabada’aasu. In la muujiyo waxa u dhexeeya Xeer-soomaaliga iyo Calmaaniyadda iyo sida Xeer-soomaaligu uu hoosaasin ugu noqday inay dhaqammo qalaad waddanka soo ga...
    Disponible

    14,32 €

  • Tarankii Qurbaha Tagey
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    TARANKII QURBAHA TAGEY waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya ...
    Disponible

    10,91 €

  • Shiicada
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, wa...
    Disponible

    12,50 €

  • Hoggaanka iyo Haweenka
    Cabdulqaadir Cabdulle Diini
    Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku yeelanayo. Hooyada waxaa laga dhigay tiir-dhexaadka ay bulshadu ku taagan tahay, la’aanteedna aanay bulshadu taabbaqaadi karin, qoyskuna aanu dhisnaan karin. Marka dib loo jalleeco sooyaalka iyo dhig...
    Disponible

    20,05 €