Wiilkii Quusan Waayey

Wiilkii Quusan Waayey

Abuukar Cawaale

15,40 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd
Año de edición:
2021
Materia
Hacer frente al abuso de las drogas y el alcohol
ISBN:
9780993431357
15,40 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

'Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey.Buuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska.Waxaa kale oo buuggu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya.'ABUUKAR CAWAALE 'QAADDIID' waa qoraa, macallin, wariye, ganacsade, ka shaqeeya arimaha bulshada, gaar ahaa dabargoynta maandooriyaha qaadka oo uu guul ka gaaray bishii Yuulyo, 2013kii, markii ugu dambeyntii dowladda Ingiriisku go’aansatay in qaadku ka mid yahay maandooriyeyaasha halista ah, waxaana laga xaaraantinnimeeyay waddanka Ingiriiska. Wuxuu shaqo culus ka qabtay ololahii qaaddiid, ama la dirirkii qaadka laga ganacsado, la iibsado, ama la cuno. Abuukar Cawaale kuma qanacsana in daIka Ingiriiska Qaadka laga xaaraantinnimeeyay oo kaliya. Wuxuu hadda olole hor leh ugu jiraa sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka uu Qaadku ku hayo in badan oo ka mid ah Soomaalida ku nool gudaha waddanka Soomaaliya iyo waddamada la dariska ahba. Wuxuu u heellan yahay howl cusub iyo halgan hor leh.

Artículos relacionados

  • Addiction is Addiction Workbook
    Sue Newton
    Addiction is a primary, chronic brain disease. Primary means that it is not caused by anything else and chronic means that it lasts a lifetime. Genetic factors account for more than half the likelihood that an individual will develop Addiction but environment also plays a significant role in its expression. Our goal in writing this workbook is to help you appreciate the princip...
    Disponible

    19,97 €

  • Confessions of an English Opium-Eater
    Thomas De Quincey
    Confessions of an English Opium-Eater (1821) is an autobiographical account written by Thomas De Quincey, about his laudanum (opium and alcohol) addiction and its effect on his life. The Confessions was 'the first major work De Quincey published and the one which won him fame almost overnight. ...
  • Blush
    Molly Davis
    Whether meeting up for happy hour after a long day of work, catching up with a friend, unwinding after another day of parenting, sipping a glass while stealing time for a long, quiet soak in the tub, or commiserating over lost love, lost parents, lost jobs, lost years or lost waistlines, our wine feels like a sacred ritual that a lot of us can relate to. “We should get together...
    Disponible

    16,38 €

  • Grief Diaries
    Julie Downs / Lynda Cheldelin Fell / Michael Gershe
    Linda’s husband and two young sons were killed by a drunk driver in 2003. Shelly’s toddler was injured in a drunk driving crash in 1996. Michael’s brother Patrick was killed by an impaired driver in 2007. They all have two things in common: juggling an aftermath of overwhelming emotions while facing a journey in search of healing, understanding, and hope.Part of the award-winni...
    Disponible

    11,25 €

  • More GEMS
    Andy C
    Are you ready to take your recovery journey to the next level? Look no further than More GEMS, the highly anticipated follow-up to the transformative book GEMS. This collection of powerful and insightful essays will continue to guide and inspire you on your path to healing and growth.Just like its predecessor, More GEMS offers a unique perspective on the 12-Step Program, provid...
  • Munashshiyaat - Masaail aur Hal
    Syed Hyderabadi
    The growing trend of drug addiction and psychological problems has become a serious threat in societies around the world. Drugs are a scourge that begins with the illusion of peace and ends with the destruction of life. Governments and other private institutions must act on an urgent basis for drug treatment and prevention. Alarmingly, the scourge of drugs is emerging as a fad ...
    Disponible

    24,50 €