LIBROS DEL AUTOR: abuukar cawaale

1 resultados para LIBROS DEL AUTOR: abuukar cawaale

  • Wiilkii Quusan Waayey
    Abuukar Cawaale
    'Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska i...
    Disponible

    15,40 €