LIBROS DEL AUTOR: dr maxamed xuseen macallin

8 resultados para LIBROS DEL AUTOR: dr maxamed xuseen macallin

dr maxamed xuseen macallin Eliminar filtro Quitar filtros
  • Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' 1946-2010
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    KU SAABSAN BUUGGA:Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle.KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho ...
    Disponible

    60,73 €

  • Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' 1946-2010
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    KU SAABSAN BUUGGA:Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle.KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho ...
    Disponible

    26,34 €

  • Maṣādir Tārīkh al-Ṣomāl wa Marājiʿahu. ʿAraḍ wa Naqad
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin / Dr. Mohamed Hussein Moallin
    Maṣādir Tārīkh al-Ṣomāl wa Marājiʿahu. ʿAraḍ wa Naqad: This book tackles the most important issues faced by researchers of Somali history, which is the difficulty of knowing the sources and references of Somali history due to the scattering of those sources and references and the lack of a guide or helper to point to them. Hence, the book sheds light on this area and provides r...
    Disponible

    21,89 €

  • Taariikhda Culimada Soomaaliyeed
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango’neyn dega...
    Disponible

    21,31 €

  • al-Thaqāfat al-ʿArabiyyah wa ruwāduhā fī’l Somāl
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    al-Thaqāfat al-ʿArabiyyah wa ruwāduhā fī’l Somāl: dirāsat Tārīkhiyyah Ḥaḍāriyyah, is born from the Phd thesis of Dr Mohammed H. Ma’allin. This unique title reveals the roots of Arab culture, literature, and Islamic history in the Somali peninsula and the extent to which the people of Somalia were affected by this connection. During the appearance of the Prophet Muhammad-Blessin...
    Disponible

    20,27 €

  • Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku fi...
    Disponible

    16,19 €

  • al-Madhhab al-Shāfiʿī fī bilād al-Ṣomāl
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin / Dr. Mohamed Hussein Moallin
    al-Madhhab al-Shāfiʿī fī bilād al-Ṣomāl: judhūruhu wa taṭawwuruh is a book that deals with the roots and development of the al-Shāfiʿī school of thought in the Somali peninsula. It also explores the well the efforts of some Somali scholars in the service of teaching and pioneering this school of thought. Due to these scholarly efforts, it is not surprising that the people of th...
    Disponible

    14,78 €

  • إسهامات الصوماليين في دراسة علم الصرف. بين المدرسة التقليدية والنظامية
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin / Mohamed Hussein Ma’allin Ali
    ❞رسالة ' إسهامات الصوماليين في علم الصرف ' عبارة عن محاول إبراز تلك الجهود الجبارة التي قدمها العلماء في بلاد الصومال في حقل اللغة العربية ولا سيما علم الصرف، وكذا بعض نماذج من البحوث والدراسات الأكاديمية التي تناولت علم الصرف بأي وجه من الوجود العلمية والتي تحققت على أيدي الباحثين الصوماليين، ولكن دون قيد بفترة من الفترات أو ببقعة معينة في منطقة القرن الإفريقي الذي يقطنه أهل ا...
    Disponible

    18,25 €