Inicio > Humanidades > Religión y creencias > Islam > Taariikhda Culimada Soomaaliyeed
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed

Taariikhda Culimada Soomaaliyeed

Dr. Maxamed Xuseen Macallin

21,31 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd.
Año de edición:
2024
Materia
Islam
ISBN:
9788269348439
21,31 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango’neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, muddooyin kala duwan.Raadraaca taariikhda culimada Soomaaliyeed ee waayadii hore waxaan ku ogaan karnaa heerka iyo baaxadda ay gaarsiisan tahay magaca iyo qiimaha ay ku lahaayeen bulshada Islaamka dhexdeeda, waxaana hubaal ah in aanay jirin magaalo ama goob ay bulshadu deggan tahay oo aanay joogin culimo ku xeel dheer diinta iyo cilmiga la xiriira.Waxase nasiib xuma ah in uusan jirin ilaa iyo hadda buug lagu soo bandhigo sooyaalkii culimada Soomaaliyeed oo ka faalloonaya taariikhdooda oo keliya, afka uu rabo ha ku qornaadee, in kasta oo ay jirto in qorayaal badan ay isku dayeen inay wax uun ka xusaan culimada qaarkeed iyo waayahoodii oo ay ku dhex dareen cilmi-baarisyo kale oo laga sameeyay cilmiga iyo faafinta diinta ee dalka Soomaaliya.

Artículos relacionados

  • CSIOF Bulletin 2011
    Peter Riddell
    The appearance of this 4th issue of the CSIOF Bulletin coincides with the 10th anniversary of the tragic 9/11 attacks in the USA. In our lead feature article, Bernie Power reflects on those attacks and subsequent events, posing a series of important questions about the present situation of the Islam-West relationship. Christian engagement with Muslims takes many forms: evangeli...
    Disponible

    19,06 €

  • Lust and Grace
    Ali Ghandour / Margarita Giovanni
    I am aware that this is a hot topic which might cause indignation or confusion, because today’s picture of Islam, as well as the idea of a theologian many people have, does not comply with the facts discussed in this volume. This text shall inspire reflection. The many ideas about society, piety, shamefacedness, religiousness and Islam, which people usually have in mind, will b...
    Disponible

    8,01 €

  • Pre-Islamic South Arabia and its Neighbours
    This book presents proceedings of the 17th Rencontres Sabeennes held in Paris, 6-8 June 2013.                              ...
    Disponible

    125,80 €

  • From Understanding to Behavior Our Religious Life
    Celal Kırca
    Professor Celal Kırca explains along these pages the impact of religious knowledge in the way people practice and live their lives according to their Islamic faith and how that knowledge arrives through the influence of family, educational institutions, written and visual media, and books. The focus then is to explain the correct understanding of religious topics such as the cr...
    Disponible

    101,71 €

  • Baang e Dara
    Muhammad Iqbal
    First ever true reproduction of the original book on international stage, this book is a must have for all Allama Iqbal lovers. 'Bang-e-Dara' (بانگِ درا), penned by the philosophical luminary Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, is not merely a collection of poems; it is a monumental edifice of thought that continues to influence and inspire generations. Written in 1924, this opus re...
    Disponible

    37,41 €

  • Baal e Jibreel
    Muhammad Iqbal
    'Baal-e-Jibreel' (بالِ جبریل), the masterful creation of Dr. Sir Allama Muhammad Iqbal, stands as a beacon of philosophical and spiritual exploration, echoing the depth and diversity of human experience. Following his groundbreaking work 'Bang-e-Dara,' Iqbal elevates his poetic and intellectual journey to new heights in this compelling collection, first published in 1935.In 'Ba...
    Disponible

    31,05 €

Otros libros del autor

  • Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' 1946-2010
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    KU SAABSAN BUUGGA:Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle.KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho ...
    Disponible

    60,73 €

  • Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' 1946-2010
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    KU SAABSAN BUUGGA:Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax 'Bacadle' kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle.KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho ...
    Disponible

    26,34 €

  • al-Thaqāfat al-ʿArabiyyah wa ruwāduhā fī’l Somāl
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    al-Thaqāfat al-ʿArabiyyah wa ruwāduhā fī’l Somāl: dirāsat Tārīkhiyyah Ḥaḍāriyyah, is born from the Phd thesis of Dr Mohammed H. Ma’allin. This unique title reveals the roots of Arab culture, literature, and Islamic history in the Somali peninsula and the extent to which the people of Somalia were affected by this connection. During the appearance of the Prophet Muhammad-Blessin...
    Disponible

    20,27 €

  • Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha
    Dr. Maxamed Xuseen Macallin
    Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku fi...
    Disponible

    16,19 €