Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Buuggaan waxaan u qoray si aan ugu sheego jiilka dhaxalka in Soomaalinimadu ay tahay sharaf, ee aysan ahayn ceeb. Waxaan u qoray inaan u sheego, Soomaali wax walba way soo tijaabisay, waxa kaliya ee dhammaanteen ina deeqayaa waa: Soomaalinimo. Waxaan kaloo u qaoray inaan u sheego jiilka dhaxalka in aanan u baahnayn dad shisheeye oo la sheegto oo lasoo min guuriyo sooyaalkooda. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ’Qur’aan alif ku qalloocday Albaqrah kuma tooso’, marka hore aan saxno sooyaalkeena, turxaantana ka saarno.