Librería Samer Atenea
Librería Aciertas (Toledo)
Kálamo Books
Librería Perelló (Valencia)
Librería Elías (Asturias)
Donde los libros
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
5:2 And he opened his mouth, and taught them, saying,5:2 Markaasuu afkiisa furay oo wax baray, isagoo leh,5:3 Blessed are the poor in spirit: for theirs is the kingdom of heaven.5:3 Waxaa barakaysan kuwa ruuxa ka masaakiinta ah, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh.5:4 Blessed are they that mourn: for they shall be comforted.5:4 Waxaa barakaysan kuwa baroorta, waayo, waa la qalbi qaboojin doonaa.5:5 Blessed are the meek: for they shall inherit the earth.5:5 Waxaa barakaysan kuwa camal qabow, waayo, dhulkay dhaxli doonaan.5:6 Blessed are they which do hunger and thirst after righteousness: for they shall be filled.5:6 Waxaa barakaysan kuwa gaajaysan oo u harraadsan xaqnimada, waayo, way dhergi doonaan.