Gunaanad (Ummulraac)

Gunaanad (Ummulraac)

Cabdulqaadir C. Diini / Cabdulqaadir CDiini

17,43 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd
Año de edición:
2021
Materia
Citas, relaciones, convivencia y matrimonio
ISBN:
9781912411306
17,43 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

'Lafo-gureyaaasha suugaantu haddii ay murugo iyo maad sheekooyinka u qaybiyaan, tani qaybta murugada ayay ku abtirsataa. Waxay ka mid tahay sheekooyinka nooca haddaad bilawdo aadan awoodi karin inaad joojiso. Waa sheeko dhacday oo qofkii ay la soo gudboonaatey qudhiisu u qalinka u qaatay, dabadeedna inoo soo bandhigay, iyada oo si dhab ah dareenkiisa u xanbaarsan. Bog waliba inaad u gudubto bogga xiga ayuu kugu marti-qaadayaa ilaa saacadaha qaarkood aad ku hurdo-seegto! Sannadkii 2010kii ayaan kansho u helay iyada oo aan daabacnayn inaan akhriyo, runtiina waxaan dareemay ilmada qoraagu inay bog walba ku daadanayso, markaas baan aniguna la ilmeeyey!'- Axmed F. Cali 'Idaajaa'Sheekadani waxay akhristaha u soo gudbinaysaa dhacdo dhab ah. Samatar iyo Ilwaad waa lammaane is jecel oo waayuhu kala geeyey, halgan adagna u galay sidii ay maruun qoys u yagleeli lahaayeen. Colaad iyo dagaal aanay fileyn ayaa uga yimid, xidid iyo xigaalaba, kuwii ay tabantaabada iyo hiilka ka dhowrayeen. Geed dheer iyo mid gaabanba waxay u fuuleen sidii ay isu seejin lahaayeen. Waa qiso is rogrogeysa oo kacaa-kufeysa, hadbana dhan kaa soo galeysa, kuna laabkicinaysa. Waxay maraysaa heerar iyo marxalado kala duwan. Mar way ku hiyi kicinaysaa oo dareen ayey kugu abuuraysaa, marna waa kaa caraysiinaysaa oo dagaal ayey ku gelineysaa. Kol inay kaaga ilmaysiiso ayaa la arkaa, marna inay ku farxadgeliso. Mar waxay ku dhadhansiinaysaa macaan aad muudmuudsato, marna kharaar aad isla markiiba soo tufto. Waa dhacdo in wax lagu qaato mudan, dhinacyo bandanna taabaneysa. Waxay si gaar ah wax uga iftiimineysaa sidii ay bulshadeennu ula dhaqmi jirtey lammaane is jecel, gaar ahaan kuwii xaaladdooda dhaqaale iyo midda bulsho aaney isku midka ahayn ee ay kala duwaneyd. Sidii loo arki jirey wiil danyar ah oo hawaysta gabar reerkoodu ladan yahay.

Artículos relacionados

  • Just Winging It
    Angelia J Griffin
    Aviation marriage is a unique and beautiful entity. Your husband is not an inconvenience or a blight on the flight plans of your life. He is a gift, a co-pilot with whom to share life’s journey. Whether your marriage is already soaring and you want to keep it that way or you are experiencing turbulence and long to know the joy of marriage as it was meant to be, this book is goi...
    Disponible

    17,67 €

  • A Cougar's Guide To Getting Your Ass Back Out There
    KarenLee Poter
    This is an extremely important book for today's generation of women who are single, divorced or widowed, looking at the dating scene and asking themselves 'What am I supposed to do now?' Poter's re-definition of the word 'Cougar' as no longer being the predatory jungle animal some define the Cougar but as strong, unique and powerful creatures who can make their own choices abou...
    Disponible

    9,56 €

  • A Love Once Lost
    Jovan Williams
    A Love Once Lost is a message of hope. Alex is a man who has, what seems to be, the absolute perfect life: a beautiful, healthy family; promising career; and the respect and admiration of his peers and community. What more could a man want?Alex’s perfect world comes to an abrupt end one dreadful night when he experiences sudden loss and adversity almost too much to bear. Alex f...
    Disponible

    12,52 €

  • The Triumph of Rosemary
    Marylin E. Atkins / Marylin EAtkins
    Baby Rosemary – born to an Italian teen and a married black man in Detroit in 1946 – is adopted from an agency by a black couple in Saginaw, Michigan  The adoptive mother’s abuse instills in the girl, whom they name Marylin Elnora, ambition to achieve great things on her own.  At age 19, Marylin sparks a racial and religious scandal by marrying former Roman Catholic priest Thom...
    Disponible

    15,85 €

  • Beneath the Scar
    Dr. Samone Brown
                                               The Inspiration for the Beneath the Scar Movie!Samantha Nicole Allen is the beautiful Mississippi debutante and daughter of one of the town's most notable preachers. Who would ever think that she would find herself entangled in a trap that has the potential to cause her to lose her confidence, beauty, and more tragically, her life?...
    Disponible

    16,23 €

  • Surrendering to Marriage
    Iris Krasnow
    In the New York Times best-seller Surrendering to Marriage, Iris Krasnow offers a raw and penetrating portrait of modern marriage and the backbreaking work required to make it last. With joyous, sexy, and shocking stories of real marriages, real affairs, and real divorces, Surrendering to Marriage moves far beyond a how-to manual; Krasnow shows us that a successful marriage has...
    Disponible

    17,95 €