Xantaysi

Xantaysi

Ibraahim Aadan Shire

17,73 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Garanuug Limited
Año de edición:
2021
ISBN:
9781838400828
17,73 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Buugyarahani waxa uu tibaaxi doonaa taariikh nololeedkii, Alle ha u naxariistee, Ugaas Xirsi Ugaas Maxammed oo noolaa qarnigii labaatanaad. Masuulkaan oo ahaa reer Gedo ayaa taariikh mug weyn iyo saamayn xididdo aasatay ku yeeshay bulshada reer Waamo iyo gobollada deriska la ah. Wuxuu buugyarahani tilmaami doonaa noloshii kala duwanayd ee uu maray Ugaasku yaraantiisi ilaa dhimashadiisi. Shaqadiisi, waxtarkiisi, iyo caqabadihii uu la kulmay intuu taajku saarnaa ayuu wax ka mid ah iftiimin doonaa. Noloshii Ugaaska waxaa la socda, oo uu buuggu faaqidi doonaa, gobolka Gedo. Juquraafigiisa ayuu meelo ka iftiimin doonaa. Taariikhda gobolka ayuu si mug leh u dhex jibaaxi doonaa isaga oo findhicili doona dadkii kala duwanaa ee soo maray, qaar ka mid ah dagaalladii ka dhacay, iyo isbaddalladii uu maray gobolku ilaa si buuxda loogu aqoonsaday mid beel gaar ah caan ku tahay. Wuxuu isku dayi doonaa inuu ka jawaabo su’aalo muddo taagnaa siina jiri doona. Kuwaas oo ay mid yihiin: Gedo yaa asal u lahaa? Oromo iyo Soomaali kee ku soo horreeyay Waamo? Daaroodku goormuu yimid, gaar ahaan Marreexaan waqtigee Gedo soo galay? Iyo kuwo kale. Wuxuu suuragalin doonaa buuggu in dadkeennu uu helo xogo laga qoray dhulkooda waayo hore kuwaas oo ku qornaa afaf kale. Wuxuu akhristayaasha xiiseeya taariikhda dalkooda u bixin doonaa ilo ay ka heli karaan xogaha ay u baahan yihiin.

Artículos relacionados

  • Poetry Is Our Ministry to Touch the Heart
    Anelda Lukesia Ballard / Jean Anelda Scott
    Poetry is Our Ministry to Touch the Heart, was birthed when Anelda L. Ballard became ill. God spoke to her in a dream and said 'pick up a pen and write' by being obedient this book was written through the Holy Spirit. Anelda and her mother Jean A. Scott believes that God’s wants to heal a hurting heart. This book will inspire you and encourage you to never give up hope. Jesu...
    Disponible

    11,12 €

  • I soldati lunghi
    Pierluigi Romeo di Colloredo Mels
    Il 24 maggio 1915 il Regno d’Italia entrò nella Grande Guerra, che si sarebbe dimostrata il momento più alto e tragico della sua storia, a poco più di cinquant’anni dalla sua unificazione.In quella lotta tremenda durata quattro anni, la Brigata Granatieri di Sardegna , con i suoi due valorosi Reggimenti, i più antichi del Regio Esercito scrisse, nel grande quadro della guerra d...
    Disponible

    32,59 €

  • Five Beneath Philly
    Susan Bandy / Tom Richmond
    Allen Williams plans to make something of his life and escape South Philly and the work at Cross Brothers’ Meat Packing Plant. He prepares himself with excellent grades and an upcoming full-ride scholarship to climb out of South Philly forever. Then fate changes his whole world. An only son in a family of six, Allen suddenly finds himself responsible for his mother, grandmother...
    Disponible

    18,28 €

  • Forms
    Sharon Welch
    I am an award-winning artist and my works hang in private residences, community hospitals, businesses, and restaurants across the US and also abroad.  I live in Pierre, South Dakota. Since 2008 I have owned Sharon Welch Gallery and Studio where I paint and teach classes.  My theory is have fun, remove the fear of failure, experiment and let the child inside of you play.Very oft...
  • Ricordi di una ausiliaria
    Andrea Lombardi / Raffaella Duelli
    Le memorie di Raffaella Duelli, Volontaria nel Battaglione Barbarigo della Decima Flottiglia Mas iniziano con la partenza del Barbarigo da Roma, narrando la lunga marcia del reparto verso il nord, sotto il mitragliamento degli aerei Alleati. Quindi, è descritta vividamente l'ultima battaglia del Barbarigo sul Fronte Sud, dal Senio a Comacchio: gli appunti di Raffaella, giov...
    Disponible

    28,08 €

  • Why Didn’t You Ask?
    Panya Dixon
    From an early occurrence in her childhood to a perilous thirteen-year relationship, Panya Dixon too often suffered from various forms of physical, emotional, and sexual abuse. Conflicted between love and the pain her loved ones brought on her, she consistently had to fight for her life and her will to move on. Why Didn’t You Ask? is an expression of Panya’s truth—her trials, pa...
    Disponible

    20,35 €

Otros libros del autor

  • Halgankii Gunnimadoonka
    Ibraahim Aadan Shire
    ❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah am...
    Disponible

    17,47 €