Halgankii Gunnimadoonka

Halgankii Gunnimadoonka

Ibraahim Aadan Shire

17,47 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2023
Materia
Política y gobierno
ISBN:
9781912411719
17,47 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah ama si dadban u taabanaya xaaladdii waddanka ama gobolka Gedo ee waqtigaas. Hab-qoraalka ayaa waxaa xiise u yeelaya in Ibraahim soo xiganayo suugaan hore, sheekooyin iyo qoraal-cilmiyeedyo ilaa laba qarni ka hor laga sameeyey Soomaalida iyo dhaqankooda. Waxaan hubaa in buugganu meel muhiim ah ka geli doono kaydka taariikhda Soomaaliyeed, si guud, iyo tii sagaashanaadkii si gaar ah.❞Qoraa & baresare Cabdulqaaddir Diiriye.Nayroobi, Kiinya ❝WAXAA II FARXAD AHAYD INAAN akhriyo buuggaan, ka hor inta uusan soo bixin. Waxaa ugu horraynba, kusoo jiidanayo magaca buugga. Horay inbadan baynu u maqalnay Halgankii Gobonnimaddoonka, laakiin maantay magaca buuggani waa ’Halgankii Gunnimaddoonka’. Tolow Gunnimana maloo halgamaa, oo mala doonaa? Jawaabta su’aashaa buugga ayaad kala sheekaysan doontaa. Waxa kale oo aad ku dhex arki doontaa baalashiisa sida dedaallo badan oo tacab la geliyay, ugudambayn ugu soo hoobteen meel aysan u qalmin. Xooggii la geliyayna uu u noqday xoog doofaar lagu eryay, iyo hal bacaad lagu lisay. Taariikhdu sida ay dib iskugu celiso ee ay usoo noqnoqoto ayuu iyadana taabanayaa buuggu. Waxaa intaa usii dheer, inuu yahay buug gorfayneed oo heerkii ugu sarraysay ku gorfaynaaya ururkii Al-ltixaad, wixii uu guday iyo wixii uu gaystay. Sooyaalka baraarugga Islaamiga ee Soomaaliya, ayuu sida oo kale waxbadan ka taabanaya dhigganuhu. Waxaa sii dheer, haddii Tog-Waajale taariikhda ugu suntan tahay inay Amxaaro duullaan kusoo qaadday 1964-tii, dawladnimada Soomaaliya oo markaa un afar sano jirsatay, Booramana ay Xabashidu duqaysay oo arday ku laysay 30-kii Janawari 1984-tii, Gobolka Gedo isaguna maalintii Jimceed 9-kii August 1996-dii, waxa ay u ahayd maalin madow oo ay duullaan cagmaris ah kusoo qaadday dawladda Itoobiya magaalooyinka Doolow, Luuq, iyo Beledxaawo. Duullaankaan iyo daggaalladii ka dambeeyay ee u dhexeeyay jamhaddii Marreexaan ee SNF iyo Ururkji Al-ltixaad, waad ka bogan doontaa idan Alle. Faanoole fari kama qodnee, akhris wanaagsan akhristow.❞Maxammed-Karaama Axmed Xasan.Garbahaarreey, Soomaaliya ❝Dadow maqal daduubtaan ku iri ama dan haw yeelan Ama dhaha darooryiba jiryaye doxorku yeelkiis e Nin ragey dardaaran u tahaye, doqon ha moogaado.❞Sayyid Maxammed Cabdulle Xassan

Artículos relacionados

  • How Great a Crime - to tell the truth
    Neil Kay / Steven Kay
    Joseph Gales was one of the all-time great Sheffielders – forget Joe Cocker, Jessica Ennis-Hill, Sean Bean or Michael Palin. These are all minnows compared to Joseph Gales – and their stories are boring besides that of the Galeses. The Galeses story has been forgotten and has not been brought together in one place before – it is not just something dredged up from history – an i...
    Disponible

    10,33 €

  • Fearful Majesty
    Benson Bobrick
    Ivan the Terrible - the name evokes the legend of a cruel and dangerously insane tyrant. Fearful Majesty explores that legend and exposes the man, his nature, and his time.This acclaimed biography of one of Russia’s most important and tyrannical rulers is not only a rich, readable biography, it is also surprisingly timely, revealing how many of the issues Russia faces today hav...
    Disponible

    19,27 €

  • Economic Optimization of Innovation & Risk
    Robert Shuler
    A Theory of Crash Rate for Private & Public Projects with Critical or non-Critical systems.Analyzing & managing risk has been a quest for 5000 years, and is essential to everything from water supplies, finance, and agriculture to computers and space travel. At last there is a quantitative theory and a simple equation that allows you to: - choose your failure rate - get there...
    Disponible

    13,02 €

  • The System
    Lincoln Steffens
    The 'muckraker' Lincoln Steffens dug deep into business criminality and political corruption in a powerful series of articles written for McClure's magazine. Establishment newspapers and 'System' politicians dismissed his work as just another example of the decrepit modern journalism that could never pass for genuine writing. But Steffens' dogged quest for truth and justice set...
    Disponible

    23,66 €

  • Digital Activism in Asia Reader
    The digital turn might as well be marked as an Asian turn. From flash-mobs in Taiwan to feminist mobilisations in India, from hybrid media strategies of Syrian activists to cultural protests in Thailand, we see the emergence of political acts that transform the citizen from being a beneficiary of change to becoming an agent of change. In co-shaping these changes, what the digit...
    Disponible

    22,19 €

  • The New Freedom
    Woodrow Wilson
    In 1912, Woodrow Wilson was the Democratic nominee for President of the United States. He campaigned against the Republican incumbent, William Howard Taft, and Taft’s predecessor, Theodore Roosevelt, who had split off from the Republican Party to form his own Progressive, or Bull Moose, Party. Much of the campaign focused on the US economy, particularly the candidates’ views of...
    Disponible

    8,67 €

Otros libros del autor

  • Xantaysi
    Ibraahim Aadan Shire
    Buugyarahani waxa uu tibaaxi doonaa taariikh nololeedkii, Alle ha u naxariistee, Ugaas Xirsi Ugaas Maxammed oo noolaa qarnigii labaatanaad. Masuulkaan oo ahaa reer Gedo ayaa taariikh mug weyn iyo saamayn xididdo aasatay ku yeeshay bulshada reer Waamo iyo gobollada deriska la ah. Wuxuu buugyarahani tilmaami doonaa noloshii kala duwanayd ee uu maray Ugaasku yaraantiisi ilaa dhima...
    Disponible

    17,73 €