Qaxooti

Qaxooti

Yuusuf M Xayd

15,01 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
African Bazaar
Año de edición:
2023
Materia
Sociedad y cultura: general
ISBN:
9798887221120
15,01 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Buuggani wuxuu dabo socdaa buugga KalahaadkiiMuqdisho. Waa buug ka warramaya dhibaatooyinkii kadhashay dagaaalkii 1991-kii ka qarxay Muqdisho iyobarakacii baahsanaa ee ku dhacay dadka Soomaaliyeed.Wuxuu ka hadlayaa dadkii dagaalku kala firdhiyay dalkagudihiisa dhibaatooyinka ku habsaday iyo kuwii dalkadibaddiisa u baxay jahawareerka ku dhacay. Buugga ooakhristaha dhul badan marinaya, wuxuu sheegayaa dadkiiqaxayay halganka ay galeen si ay naftooda u badbaadiyaan.Dadku waxay meelo bad an kala kulmeen xarig, dil iyofaquuq, kuwo badannina naftooday ku waayeen.Markii dagaalku ka qarxay Muqdisho, dadkii degganaamagaalada in badan waxay u qaxeen waqooyiga magaaladaiyo dhinaca Beledweyne, kuwo kalana dhinaca Koonfur iyomagaalooyinkaJubbooyinka oo ay ka mid tahay magaaladaKismaayo. Colaaddu waxay la guurtay dadkii qaxayay,waxayna muddo yar gudaheed ku faaftay dhammaan dalkacirifka cirif. Dagaalku ma ahayn mid qabyaaladdu keligeedololinaysay ee waxaa qayb weyn ka qaatay hardankii kadhashay kala ridashada bililiqada iyo dhacii aad u baahay.Buuggu wuxuu akhristaha marinayaa dhulal badan ooSoomaaliya ka mid ah iyo dalal ay ka mid yihiinJabuuti,Itoobiya, Masar iyo Maraykan. Dhulka Soomaaliya iyodalalkaas qoraagu wuxuu wax ka xusayaa taariikhda iyodhaqanka dadka. Waxaa akhristaha la horkeenayaa dadkiidibadda u qaxay oo intooda badan aan af Soomaali mooyeeaf kale aqoon, horana aan u arag dhaqan shisheeye,dhibaatooyinkii ay la kulmeen.

Artículos relacionados

  • The Gandhian Iceberg
    Chris D Moore-Backman
    The Gandhian Iceberg presents a bold, new interpretation of Gandhian nonviolence from the rare perspective of an author who is equal parts writer, scholar, and frontlines practitioner. The book faces the current crisis of climate change and the intensification of social unrest around the world, and calls for a new convergence of serious, spiritually-rooted US nonviolence activi...
    Disponible

    11,52 €

  • Contemporary Developments in Child Protection
    Nigel Parton
    Volume 1 "Policy Changes and Challenges" takes as its central theme the ongoing and challenging issues which child protection agencies have to address and the policy and practice initiatives that are developed to try and address these. The volume includes papers on: the relationship between the decline in the rate of ‘unnatural’ deaths and the growth of concern about child abus...
  • Diversity in Information Technology Education
    Goran Trajkovski
    ...
  • Model-Driven Software Development
    Model-driven software development (MDSD) drastically alters the software development process, characterized by a high degree of innovation and productivity. However, quality assurance application in the domain of software models and model-driven software development is still in an emergent phase. Model-Driven Software Development: Integrating Quality Assurance provides in-depth...
  • Evidence-Based Practice in Nursing Informatics
    Andrew Chasin
    Because of the constant advances and dynamics within the nascent field of nursing informatics, many nurses struggle in practice as they continue to try and apply habitual communication practices in the new environment without any critical reflection on, and adaptation of, those practices. Evidence-Based Practice in Nursing Informatics: Concepts and Applications serves as a valu...
  • Actor-Network Theory and Technology Innovation
    Arthur Tatnall
    About 25 years ago, the first developments of ANT (Actor-Network Theory) took place, but it wasn’t until much later that researchers began to take it seriously. In the late 1990s, ANT began to take hold in the scientific community as a new and exciting approach to socio-technical research and social theory. Actor-Network Theory and Technology Innovation: Advancements and New Co...