Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
'Halgankiyo midnimadiyoRaggii calanka soo mudeyAn baroorannee maye?Mataaneynti QarankiyoHaddii magicii naga lumayMaxay noloshu noo tahayKolley mowdku waa gareNafta maysku aasnaa?!Haddaan weynay maan iyoAqli noo maqooradaMa inaan gob nahay baanMartidiyo shisheeyaha’Masawira’ niraahnaa?!Nin waliba muraad leheInuu qoys maciin bidoMajarihii XorriyaddunaKa habaabo marrinkiiMaangaabnimaa leheMarna mays tiraahdeen’Hanta labada kii mudan?!’-CABDULQAADIR X. YAMYAM: Bandhiggii Tiiraanyada.