LIBROS DEL AUTOR: muxammad yuusuf

3 resultados para LIBROS DEL AUTOR: muxammad yuusuf

  • Dab iyo Dhagax
    Muxammad Yuusuf
    Nebigu SCW waxa uu yidhi: waxaan idiin ka baqayaa nin Qur’aanka akhriyay ilaa quruxdii Qur’aanku ka muuqato ... ka dib ayaa uu ka dhex siibanayaa oo uu iska tuurayaa, dabadeedna inta uu deriskiisa shirki ku eedeeyo ayaa uu seef la aadayaa!Xudayfa ibnul Yamaan RC ayaa Nebiga SCW weydiiyay: labada kee baa u dhow shirki, eedeeyaha mise eedaysanaha? Nebigu SCW waxa uu ku jawaabay: ...
    Disponible

    12,95 €

  • Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay
    Muxammad Yuusuf
    'Halgankiyo midnimadiyoRaggii calanka soo mudeyAn baroorannee maye?Mataaneynti QarankiyoHaddii magicii naga lumayMaxay noloshu noo tahayKolley mowdku waa gareNafta maysku aasnaa?!Haddaan weynay maan iyoAqli noo maqooradaMa inaan gob nahay baanMartidiyo shisheeyaha’Masawira’ niraahnaa?!Nin waliba muraad leheInuu qoys maciin bidoMajarihii XorriyaddunaKa habaabo marrinkiiMaangaabn...
    Disponible

    14,26 €

  • Nuun
    Muxammad Yuusuf
    Nuun: Qalin iyo Qoraalkii. Wanaajinta Qoraalka. 'Hadalkana sar weedhiisa Una saaf qofkii waaya Ha ka tegin sarbeebtiisa Hana gelin sursuur oodan Hana lumin sargoyntiisa Hana liqin sangaabtiisa Ha ku saxan badheedhkiisa Runta sogordoh haw yeelin Ha suldaarin dooddiisa Sisibaa wadaaggiisa Sababee abbaartaada Hana badin su’aashiisa Sarrifkiyo tilmaantiisa Saddex erey halkii dooni ...
    Disponible

    25,67 €