Inicio > Sociedad y ciencias sociales > Educación pedagogía > HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA
HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA

HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA

MOHAMED HAJI MUKHTAR

48,73 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Ciid Publishing
Año de edición:
2026
Materia
Educación pedagogía
ISBN:
9781068667107
48,73 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Kálamo Books
  • Librería Elías (Asturias)
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

'CILMI BAARISTU WAA XIRFAD la barto. Waxay barashahdeedu ku xirantahay (1) hamuunka qofku u qabo barashada iyo hanashada aqoonta iyo tiirarka salka u ah cilmi baaris, iyo (2) mugga iyo baaxadda aqoonta buuniga laga ijaasoqaadanaayo u leeyahay soo bandhigga iyo ta’wiilka arrimaha gundhigga u ah. Buuggan Habka Cilmiga ce Baarista Taariikhda Somalida waxa ku soo faroyaraystay Buuni Maxamed Haaji Mukhtaar oo ka mid ah ruugcaddaaga caalamka ce wax ka qora Taaaiikhda iyo wixii la xiriira. Waa buuni in ka badan kontomeeyo sano ku soo jirey cilmibaarista la xiriirta qorista taariikhda Soomaalida. Waxa uu buunigu buuggan ku soo uruuriyey waxyaabaha salka u ah barashada cilmi baarista iyo qaabka loo raadraaco. Ma aha markii ugu horreeysey ee uu Buuni Mukhtaar meel isugu keeno, marjac mideysanna ka sameeyo, aqoon mideynteedu muhiim tahay. Nolosha Buuniga ayaaba ah mid marjac laga dhigto. Wuxuu hore u qoray Historical Dictionary of Somalia oo ilaa iyo maanta ah marjac lagama maarmaan ah. Buuggan ku horyaalla waa mid ku Baraya qaabka loo baaro, loogu kuurgalo, loona raadraaco ilowareedyada salka u ah cilmi baarista iyo laamaheeda kala duwan. Waa buug dhaxalgal ah, ciddii akhrisataahina ay ka helidoonto miid aan gureyn.' Dr. Cali Jimcale Axmad 'BUUGGA HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA, waa dhigaal hagaya cilmibaarayaasha taariikhda Soomaalida, wuxuuna wax badan ku soo kordhin doonaa qoraallada taariikhda, wuxuuna in badan oo jecel qoraallada guud ahaan iyo kuwa taariikhda u fududeyn doonaa waddadii ay u mari lahaayeen in ay soo saaraan qoraallo tayo leh, gaar ahaan xilligan ay indheergaradka iyo aqoonyahanka da’da yarba qalinka u qaateen diiwaangelinta dhacdooyin badan oo taariikhi ah oo muhiimaddooda leh. Qoraaga Buugga Barafasoor Maxamed Xaaji Mukhtaar, waa aqoonyahan khabiir ku ah taariikhda Soomaalida, Afrika iyo tan Islaamkaba, muddo nus qarni kabadan ayuuna bare jaamacadeed ka ahaa, welina ka yahay jaamacado ku yaalla Afrika, Aasiya iyo Ameerika, waxa uuna horay u soo saaray buugaag iyo qoraallo tiro badan, dhigaalkanse waa kii ugu horreyay ee uu ku qoro Afka Hooyo, diyaaritiisuna waxa ay billaabantay 1975kii, oo ahayd xilligii uu Barafasoor Mukhtaar hawsha waxbarista ka billaabay Kulliyaddii Waxbarashada Lafoole ee JUS.' Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).'BUUGGA HABKA CILMIBAARISTA TAARIIKHDA SOMALIDA, ee Prof. Mohamed Haji Mukhtar waa buug baahi weyn loo qabay, waqtigiisiina ka soo daahay, gaar ahaan marka aad eegto burburka ku dhacay dalka guud ahaan, iyo gaar ahaan hay’adihii waxbarashada iyo kuwii kaydka cilmiga. Runtii, buuggu wuxuu leeyahay qiimo qoto qoto dheer, wuxuuna xambaarsan yahay aqoon durugsan, oo kulminaysa macluumaad la xiriira macnaha taariikhda, astaamaha taariikhyahanka, habka cilmibaarista taariikhda, masaadirta iyo maraajicda taariikhda Soomaalida iyo waxyaabaha ku hareeraysan cilmiga taariikhda guud ahaan. Prof. Mukhtar, waxa uu guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan faca soo koraya uga tagay dhaxal aqoonced oo aad u culus. Illaahay ha ka abaalmariyo, cimri iyo caafimaadna ha siiyo.' Dr. Maxamad Xuseen Macallin.

Artículos relacionados

  • Beekeeping At The End Of The Earth
    Mark David Leech
    Beekeeping at the End of the Earth, an essential read for learning about beekeeping in a cool temperate climate with a focus on Tasmania our island home.  One hundred beekeepers one hundred different ways to keep bees.Beekeeping At The End Of The Earth is a practical insight into cool climate beekeeping with a focus on Tasmania, our island home.Richly illustrated with unique di...
    Disponible

    52,75 €

  • Be the One for Kids
    Ryan Sheehy
    One person can make a difference.That person can be you. “I want to show others that one person can make the difference in a child’s life. I want all educators, parents, coaches, and everyone in between to know they have power to Be the One for Kids.” —Ryan Sheehy If you ever feel like you’re all alone or think that no one gets you, just imagine how your students feel. Kids wan...
    Disponible

    31,42 €

  • Handbook of Research on E-Learning Standards and Interoperability
    As the e-learning industry continues to expand and the methods and tools necessary to create and maintain content and infrastructure applications become more complicated, there is an inherent need for these applications to interoperate and exchange data in order to better support the needs of learners and educators. Handbook of Research on E-Learning Standards and Interoperabil...
  • Teaching in the Knowledge Society
    Antonio Cartelli
    ...
  • Enhancing Learning Through Human Computer Interaction
    Elspeth McKay
    ...
  • Learning Objects for Instruction
    Pamela Taylor Northrup
    ...