Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
Librería Samer Atenea
Librería Aciertas (Toledo)
Kálamo Books
Librería Perelló (Valencia)
Librería Elías (Asturias)
Donde los libros
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 20002. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 20023. Shirrabid Halabuur: 20044. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 20065. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su’aalo iyo jawaabo :20077. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام: 20108. Hableheenna: 20119. Aan ooyee albaabka ii xidha: 201210. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 201411. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji12. Awliyooy lagaa dood: 201613. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 202015. Turjumaadda Jus Camma: 202116. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022