LIBROS DEL AUTOR: maxamed abdibashir xirsi guuleed

4 resultados para LIBROS DEL AUTOR: maxamed abdibashir xirsi guuleed

maxamed abdibashir xirsi guuleed Eliminar filtro Quitar filtros
  • Cilmi-boodhari caashaqiisii
    Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
    Cilmiboodhari Caashiqiisii waa buug lagu soo ururiyey qisadii jacaylka ahayd ee Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmiboodhari). Qisadani waxa ay dhacday 80 sano ka hor. Goobtu waa magaalada Berbera. Waxaa uu jeclaanayaa gabadh la odhan jiray Hodan, laakiin nasiib uma yeelanayo in ay is helaan. Suugaan waartay oo faaftay ayuu ku cabbiray jacaylkii uu Hodan u hayey. Aakhirkii waxaa uu u...
    Disponible

    16,72 €

  • Goobjooge
    Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
    Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daaba...
    Disponible

    15,51 €

  • Dumar talo ma laga dayey?
    Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
    Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo.  Waa daabiciddii 3aad. Wax...
    Disponible

    15,44 €

  • Cutubka 29aad Tabaarak
    Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed
    Turjumaadda Jus Tabaarig waa kitaabkii 2aad ee turjumaadda Quraanka kariimka ah. Waa juska 29aad ee kutubka, haddii laga soo tiriyo xagga Awalka, haddiise laga soo tiriyo xagga Aakhirka waa juska 2aad. Waxa uu ka koobanyahay 11 suuradood oo mid mooyaane wada Maki ah. Tirada aayaduhu waa 431 aayadood. Tirada ereyadu waa 2774 erey. Tirada xuruuftuna waa 11 070 xaraf oo Afcarabi a...
    Disponible

    11,50 €