Xabsigaygii

Xabsigaygii

Yuusuf Xirsi Axmed

17,95 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd
Año de edición:
2022
Materia
Memorias
ISBN:
9781912411412
17,95 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

'Xabsigaygii' waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii 'ii hay' ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). 'ii hay' wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii 'ii hay' ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). 'ii hay' wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun inta’ xabsiga la dhigo loo deyn jirey hadba muddadii lays yiraahdo qofkaas edbin waa ugu filan tahay. Sababta aan qofka noocaas ah eedayn danbi loogu soo jeedin jirin, maxkamadna loo hor keeni jirini waxay ahayd inaan wax eed ah oo cad lagu haynnin ee arrintu ahayd iga qari oo keli ah.  Qoraalkaan loolama jeedo in fikrad buuxda looga dhiibto nidaamkii siyaasadeed ee waqtigii dhacdaalahaani dhacayeen dalka ka jirey. Taasi waxay u baahnaan lahayd qoraal intaan ka baaxad weyn, waqti intaan ka dheer iyo xog ogaalnimo inta aan hayo ka badan. Hase ahaatee, ma reebbanaan doonto inaan wax uunaaya ka iraahdo - halka iyo halkooba- nidaamkaas isaga ahaa. Maadaama waqtigii ay arrimaha aan halkaan kaga hadli doonaa ila soo gudboonaadeen ay ka soo wareegtey muddo gaaraysa 22 sano, waxaan shaki ku jirin inaan illoobey magacyo, meelo iyo dhacadaalo la xiriira arrintaan. Sidaas awgeed waxaan cudadaar faxan weydiisanayaa qof kasta oo ka hela qoraalkaan waxyaalo aan heerkii sugnaanta ee la rabey oofsannin. Way ila habboonaan lahayd haddii raggii aan xabsiga wada galnay qaarkood uu dhammays tiro wixii aan ka tegey, wixii aan qaldayna uu saxo.'Sidoo kale buuggan waxaa la socda qoraal uu qoray Baresare Yuusuf Xirsi Axmed oo kala ah:HALGANKII GOBANNIMADOONKA EE GOBOLADA KOONFUREED: Waa qoraal uu ku soo koobaya taariikhdii gobonnimadoonka Soomaaliya iyo dadkii u halgamay.SHEEKOOYIN SOOMAALIYEED: Waa sheekoooyin caan ah oo uu soo koobayo si ka duwan qaababka sheekooyinka soomaaliyeed loo isticmaalo.PROFESSOR YUUSUF XIRSI AXMED waa qoraa ka mid ahaan jirey xubnaha Guddigii Afsoomaaliga iyo Akademiyadii Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta intii u dhexaysey 1972-1991. Wuxuu ku dhintay London, 2006 laguna aasay Gaalkacyo, Soomaaliya. Wuxuu ka tagey shan caruur ah iyo xaas. 

Artículos relacionados

  • My Travel Through Life
    Stephen J. Hiemstra
    Stephen J. Hiemstra (PhD) chronicles his early life, schooling, military service, and civilian service in the federal government. Stephen is a Professor Emeritus at Purdue University and former Senior Research Fellow in the School of Business and Public Policy at George Washington University. He is the founder and Director of the hospitality Ph.D. program in the Department of ...
    Disponible

    11,77 €

  • the post calvin
    After three years of publishing daily pieces online, the post calvin is proud to present the post calvin: selected essays. Editors Josh deLacy, Will Montei, Debra Rienstra, and Abby Zwart have gathered suggestions from writers and chosen pieces that represent the heart and soul of the post calvin. the post calvin is a daily online journal that features twenty-eight regular wri...
    Disponible

    13,30 €

  • Undertow
    Charlene L Edge
    Undertow: My Escape from the Fundamentalism and Cult Control of The Way International™ is Charlene Edge’s riveting memoir about the power of words to seduce, betray, and, in her case, eventually save. After a personal tragedy left her bereft, teenaged Charlene rejected faith and family when recruiters drew her into The Way International, a sect led by the charismatic Victor Pau...
    Disponible

    19,21 €

  • Academic Betrayal
    Loren Mayshark
    Fueled by a desire to become a teacher, Loren Mayshark entered Hunter College in 2008, with the intention of gaining a master's degree in two years. Six years and tens of thousands of dollars later, he abandoned his studies without attaining the degree. This is the tale of one young man's journey through the labyrinth of American higher education, stymied by haughty pro...
    Disponible

    7,80 €

  • Deep Denial
    David Billings
    Deep Denial explains why race is still with us, and what the Civil Rights Movement can tell us about today.Part I takes a broad historical view, from seventeenth century Virginia through World War II., examining the origins of white supremacy as a structural feature of US society and describing its evolution over time.Part II features the Civil Rights Movement, how it emerged i...
    Disponible

    20,70 €

  • Onwards We Go
    Stephen Mohan
    I lost my left eye to cancer at the age of two. I haven't let this deter me from working as a steamroller driver, ski racing coach, coffee bean delivery man, wooden boat shipwright, bicycle mechanic, whale watching skipper, fish farmer, vineyard worker, tall ship boatswain, and snow gun operator. I’ve illegally driven across a parade route, lost control of my sailing dinghy...
    Disponible

    12,92 €