WACYI

WACYI

 

15,29 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2025
ISBN:
9788269367782
15,29 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Baahida ay ummadu u qabto muxaadarooyinka culimada awgeed, waxaan go’aansadey in aan qoro buuggan, oo aan ku ururiyo qaar ka mid ah muxaadarooyinka Sh. Dr Cali Maxamed Saalax. Sheekhu waa mid ka mid ah culimada waqtigooda, naftooda iyo maalkoodaba u huray dacwada iyo cilmiga. Aqoontiisa iyo dacwadiisa ummada ayaa ku kala baahsan baraha bulshada iyo ilaha kale ee maanta dadku aqoonta u raadsadaan. Sidaas darteed, waxaan xil iska saarey in aan ka dhaxal-reebo aqoontiisa qiimaha leh. Qorshahayguna waa in dhamaan muxaadaraadka uu duubay Dr Cali iyo culimada kaleba, aan ku sameeyo qoraal dhaxal-reeb ah oo faa’ido u noqon kara jiilalka soo socda, Haddii uu Alle ﷻ yiraahdo. Wixii sax ah waxay tahay tawfiiqda Alle ﷻ, wixii khaladanna waa wax ka yimid naftayda iyo sheeydaan.Dr Sheekh Cali Maxamad Saalax waa aqoonyahan diimeed iyo cilmi baare ku takhasusay diimaha. Wuxuu ka qaatay shahaadada Bachelor-ka Xadiiska iyo Diraasaadka Islaamka Jaamacadda Madiina (1991), Master-ka cilmiga diinta iyo Diraasaadka Islaamka Maka (1994), Doktoraadka Falsafadda iyo Diimaha Is-barbardhiga ah Jaamacadda Qaranka ee Malaysia (2000), iyo Shahaadada Norwegian center for arbitration and legal services (2020). Buugaagta Ingiriiska ah ee uu qoray waxaa ka mid ah: 'Qur’aan: Moral Compass of the Believer', 'Evil Eye: Reality and Remedy', 'The Shield of Islam', 'Domestic Peace', 'The Pearls', 'Jinn & Black Magic', '10 Stories from the Prophet', iyo 'The Abrahamic Paradigm' - dhammaan laga daabacay Looh Press (2023-2024). Buugaagta Carabiga ah ee uu qoray waxaa ka mid ah: 'al-Takmiilah fii Taxqiiq Axaadiis min Jamcil Fawaaʾid: Qism al-Tafsiir' (2023) iyo 'al-Islaam wal-Diyaanataanii al-Yahuudiyyah wal-Masiixiyyah: Muqaaranaat fii al-Uṣuul al-ʿCaqadiyyah' (2024). Af-Soomaaliga wuxuu ku qoray: 'Tiryaaq: Dawada Shubhada-turjumaad' (Yaqiin Press, 2024), 'Dawada Nafta' (Looh Press, 2025), iyo qoraallo kale oo badan. Hadda, Dr. Cali wuxuu ka mid yahay asaasayaasha machadka Iqra Academy, maamulaha Iqra Foundation, waana imaamka markazka Tawfiiq Islaamic Centre.CABDALLE SHIIRAAR AXMED 'KAAMIL' waa bare u dhaqdhaqaaqo arrimaha bulshada, sidoo kale waa mid jecel oo wax ka baadha Xaddaarada Islaamka. Waxa uu heystaa Shahaado Shariicada oo uu ka qaatay Jaamacada Umma University sanadkii 2021. Kaamil waxa uu kamid yahay aas’aasayaasha Najaat Daawa awareness organization. Sidoo kale waa Aas’aasaha iyo maamulaha Markazka Kaamil Educational Center.

Artículos relacionados

  • Poetry Is Our Ministry to Touch the Heart
    Anelda Lukesia Ballard / Jean Anelda Scott
    Poetry is Our Ministry to Touch the Heart, was birthed when Anelda L. Ballard became ill. God spoke to her in a dream and said 'pick up a pen and write' by being obedient this book was written through the Holy Spirit. Anelda and her mother Jean A. Scott believes that God’s wants to heal a hurting heart. This book will inspire you and encourage you to never give up hope. Jesu...
    Disponible

    11,12 €

  • I soldati lunghi
    Pierluigi Romeo di Colloredo Mels
    Il 24 maggio 1915 il Regno d’Italia entrò nella Grande Guerra, che si sarebbe dimostrata il momento più alto e tragico della sua storia, a poco più di cinquant’anni dalla sua unificazione.In quella lotta tremenda durata quattro anni, la Brigata Granatieri di Sardegna , con i suoi due valorosi Reggimenti, i più antichi del Regio Esercito scrisse, nel grande quadro della guerra d...
    Disponible

    32,59 €

  • Five Beneath Philly
    Susan Bandy / Tom Richmond
    Allen Williams plans to make something of his life and escape South Philly and the work at Cross Brothers’ Meat Packing Plant. He prepares himself with excellent grades and an upcoming full-ride scholarship to climb out of South Philly forever. Then fate changes his whole world. An only son in a family of six, Allen suddenly finds himself responsible for his mother, grandmother...
    Disponible

    18,28 €

  • Forms
    Sharon Welch
    I am an award-winning artist and my works hang in private residences, community hospitals, businesses, and restaurants across the US and also abroad.  I live in Pierre, South Dakota. Since 2008 I have owned Sharon Welch Gallery and Studio where I paint and teach classes.  My theory is have fun, remove the fear of failure, experiment and let the child inside of you play.Very oft...
  • Ricordi di una ausiliaria
    Andrea Lombardi / Raffaella Duelli
    Le memorie di Raffaella Duelli, Volontaria nel Battaglione Barbarigo della Decima Flottiglia Mas iniziano con la partenza del Barbarigo da Roma, narrando la lunga marcia del reparto verso il nord, sotto il mitragliamento degli aerei Alleati. Quindi, è descritta vividamente l'ultima battaglia del Barbarigo sul Fronte Sud, dal Senio a Comacchio: gli appunti di Raffaella, giov...
    Disponible

    28,08 €

  • Why Didn’t You Ask?
    Panya Dixon
    From an early occurrence in her childhood to a perilous thirteen-year relationship, Panya Dixon too often suffered from various forms of physical, emotional, and sexual abuse. Conflicted between love and the pain her loved ones brought on her, she consistently had to fight for her life and her will to move on. Why Didn’t You Ask? is an expression of Panya’s truth—her trials, pa...
    Disponible

    20,35 €