Tiryaaq. Tallaalka Shubhada

Tiryaaq. Tallaalka Shubhada

Dr Ali Mohamed Salah

13,86 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Yaqeen Press
Año de edición:
2024
ISBN:
9788269367720
13,86 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Donde los libros
  • Librería 7artes
  • Librería Elías (Asturias)
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Kitaabkan hortaada yaallaa waa miiddii laga tuujiyey siddeed sanno oo *baaris*, akhris, wadasheekaysiyo iyo doodo ahaa, aniga oo isku taxallujiyey in aan wixii is lehba dhinac isku mariyo, waxana aan ku dedaalay in aan habeeyo oo quraaro. Waxana aan markaas ka bilaabay meesha ay tahay in laga duulo, taas oo ah in aan saxo ilaha aqoonta laga qaato, taas oo ahayd ka dib markii aan salka u dhigay qaybo ka mid ah hordhacyada muhiimka ah ee shubuhaatka ku sabsan. Intaas ka dib waxa aan tooshka ku ifiyey manaahijta seeska u ah shubuhaatka, waxana aan xusay kuwayawga ugu muhiimsan waanan naqdiyey, intaas dabadeed waxa aan soo qaatay seesaska lagu dul dhisay shubuhaatka oo waxa aan ka tagay dhif iyo naadir noqonayo. Intaas ka dib waxa aan jeexay khariidad-hawleeddii aan ku burin lahaa shubuhaatka, taas oo koobsanaysa tallaabooyin dhayda ka cad, waxana aan buugga ku soo afmeeray tusaaleyaal xul ah oo shubuhaatka ku saabsan, aniga oo isku dayaya in aan si hawlqabad ah u dabbaqo tallaabooyinkaas aan ku burinayo.Shubuhaatkuna waa ciiddaas iyo camaarkaas oo kolba waa soo xuubdhacsadaan, in la koobaana waa adag tahay, waxa aan markaas rajeynayaa in buuggani noqdo mid si mugweyn u qaadaadhigaya shubuhaatkii, kaas oo xoogga saaraya in la daweeyo jirridda shubuhaatka, in ka badan inta uu daweynayo kaamaheeda. Waxana xikmadda ka mid ah in xididdada loo siibo geedka xun, halkii la isku hawli lahaa in la gaagaabiyo laamaha qaayisay; maxaa yeelay haddii aad laamaha gaagaabiso waxa soo biqlaysa uun laan kale, haddii se aad geedka gabigiisaba xididdada u siibto dhammaan laamihii oo dhan ayaa wada dhacaya, xitaa haddii uu geedkaasi lahaa kun laamood!

Artículos relacionados

Otros libros del autor

  • التكمله في تحقيق أحاديث من جمع الفوائد. قسم التفسير
    Dr Ali Mohamed Salah
    منهجي في البحث:عرض ترجمة المؤلف والتعريف بكتاب جمع الفوائد.إيراد الحديث كاملاً بنصه كما هو في الأصل تخريج الحديث من بطون كتب الحديث، كالصحاح والسنن والمسانيد والمعاجم التي أخرجته، أو ما يتيسر الوقوف عليه في بطون تلك الكتب.إجراء مقارنة بين روايات الحديث التي تم الوقوف عليها، فما كان منها موافقا لنص الحديث الذي في الكتاب الذي يجري عليه التحقيق أشرت إليه باللفظ نفسه، مع ذكر الزياد...
    Disponible

    19,54 €

  • Qur’an. Moral Compass of the Believer
    Dr Ali Mohamed Salah
    THE MODERN YOUTH INCREASINGLY move away from Islamic morals, ethics, and cultural values. As a result, their belief in Allah and the Prophet Muḥammad ﷺ has weakened, leading to doubts and misconceptions about Islam. The rise of atheism among the youth and the proliferation of distorted beliefs and ideologies further compound the situation. Additionally, there has been a notice...
    Disponible

    20,28 €