Taariikhda Culimada Soomaaliyeed

Taariikhda Culimada Soomaaliyeed

Mohamed Hussein Ma’allin Ali

22,52 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd
Año de edición:
2021
Materia
Historia de África
ISBN:
9781912411337
22,52 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango’neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, muddooyin kala duwan.Raadraaca taariikhda culimada Soomaaliyeed ee waayadii hore waxaan ku ogaan karnaa heerka iyo baaxadda ay gaarsiisan tahay magaca iyo qiimaha ay ku lahaayeen bulshada Islaamka dhexdeeda, waxaana hubaal ah in aanay jirin magaalo ama goob ay bulshadu deggan tahay oo aanay joogin culimo ku xeel dheer diinta iyo cilmiga la xiriira. Waxase nasiib xuma ah in uusan jirin ilaa iyo hadda buug lagu soo bandhigo sooyaalkii culimada Soomaaliyeed oo ka faalloonaya taariikhdooda oo keliya, afka uu rabo ha ku qornaadee, in kasta oo ay jirto in qorayaal badan ay isku dayeen inay wax uun ka xusaan culimada qaarkeed iyo waayahoodii oo ay ku dhex dareen cilmi-baarisyo kale oo laga sameeyay cilmiga iyo faafinta diinta ee dalka Soomaaliya.MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho 1964kii. Sidoo kale waa bare, iyo cilmibaare. Wuxuu ka qalan jabiyay Jaamacat Umm al-Quraa’ ee Makka al-Mukarama, qodob ku saabsan Taariikhda Islaamka sanadkii 1987-1991kii, isla jaamacaddaas sidoo kale master sanadkii 1992kii. PhD wuxuu ku sameeyay Jaamacada al-Nuureyn Suudaan sanadkii 2001-2006kii. Dr Maxamed Xuseen Macallin wuxuu ka soo shaqeeyay Jaamacada badan. Sidoo kale qoraagu wuxuu ka mid yahay ururo aqooneed oo caalamka ku firirsan.Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin kuwan: Diiwaanka Maansooyinka Abshir Bacadle, (2014); Taariikhda Culimada Soomaaliyeed (2021). Sidoo kale wuxuu Afcarabi ku qoray: al-Thaqaafat al-Carabiyyah war-Ruwwaaduhaa fiil-Soomaal (2011); Mucjam al-Mu’allifiin al-Soomaaliyiin fiil-Carabiyyah (2016); Cibaaqarat al-Qarn al-Ifriiqii (2017); al-Calaaqat bayn al-Qarn al-Ifriiqii wal Caalam al-Khaarijii (2021).Dr Maxamed Xuseen Macallin hadda wuxuu deggen yahay waddanka Noorwaay, waana aabbe, xaas, caruur leh.

Artículos relacionados

  • Kulubnarti I
    William Y. Adams / William YAdams
    Sudan Archaeological Research Society. Publication Number 18In 1998 and 1999 volumes II and III of the reports on the University of Kentucky excavations at Kulubnarti were published by the Sudan Archaeological Research Society as numbers 2 and 4 in its monograph series. Kulubnarti III was also available through British Archaeological Reports in its International Series no. 814....
    Disponible

    104,23 €

  • The Creole Elite and the Rise of Angolan Protonationalism
    Jacopo Corrado
    This book is about Angolan literature and culture. It investigates a segment of Angolan history and literature, with which even Portuguese-speaking readers are generally not familiar. Its main purpose is to define the features and the literary production of the so-called ’creole elite’, as well as its contribution to the early manifestations of dissatisfaction towards colonial ...
    Disponible

    124,04 €

  • Traditionalists, Muslims, and Christians in Africa
    Prince Sorie Conteh
    As is the case for most of sub-Saharan Africa, African Traditional Religion (ATR) is the indigenous religion of Sierra Leone. When the early forebears and later progenitors of Islam and Christianity arrived, they met Sierra Leone indigenes with a remarkable knowledge of God and a structured religious system. Successive Muslim clerics, traders, and missionaries were respectful o...
    Disponible

    118,72 €

  • Shajara ya Mwana Mzizima 4
    Alhaji Abdallah Mohammed Tambaza
    This is the fourth part in the series of the history of Dar es salaam. This book is about Kariakoo, the first area where Africans were allowed to live and stay. It traces the history of the area before independence and up till the 1970’s.Kitabu hiki ni mfululizo wa vitabu vya kumbukumbu ya sehemu na watu mashuhuri katika jiji la Dar es Salaam. Kitabu hiki ni cha tatu ambacho ki...
    Disponible

    41,51 €

  • Britain, the Royal Air Force and relief flights to Biafra, 1968-1969
    Onianwa Oluchukwu Ignatus
    In this intriguing new book, Onianwa Oluchukwu Ignatus investigates Britain’s decision to engage the Royal Air Force (RAF) in the relief operations during the Nigerian Civil War. The main area badly ravaged by the conflict being the Republic of Biafra was declared 'a frontier of need.' Humanitarian concerns and mounting public pressures, both in Britain and other Western countr...
    Disponible

    202,72 €

  • We Rest Here Content
    Robin Smith
    We Rest Here Content is not the history of the Imperial Light Horse Regiment - that was written by the regiment’s Intelligence Officer, Lieutenant George Fleming Gibson and published in 1937 as The Story of the Imperial Light Horse in the South African War 1899-1902. We Rest Here Content approaches the subject of the I.L.H. from a different viewpoint. It looks at all the known ...
    Disponible

    73,70 €