Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya

Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya

Bashiir Nuur Cabdulle

16,27 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Xarunta Dhaxalreeb Publications
Año de edición:
2024
ISBN:
9781912411948
16,27 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay hay’adaha budhigga u ah arrimahaas. Buuggu wuxuu qiimaynayaa siyaasadihii dhaqaale ee ay adeegsadeen dowladihii kala duwaan ee soo qabtay talada dalka iyo waxtarnimadoodii; wuxuu kaloo falanqaynayaa daymiyihii lagu yeeshay dalka, sidii loo maareeyay iyo saamayntii ay ku yeesheen horumarka dhaqaalaha. Buuggu wuxuu sharxayaa sababta ay Soomaaliya mar walba ugu tiirsanayd deeqaha dibadda, asagoo iftiiminaya sida lagu gaari karo iskufillaaasho dhaqaale, kaasoo muhiim u ah madaxbannaanida qaranka. Buuggu wuxuu soo jiidan doonaa akhristayaasha daneeya arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda, oo ay ku jiraan cilmibaarayaasha, qorsheeyayaasha dhaqaalaha, barayaasha dhaqaalaha, kulliyadaha dhaqaalaha iyo siyaasiyiinta. Gaar ahaan, buugga waxaa ka faa’iidaysan kara ardayda ka qalinjebisay ama ka qalinjebinaysa kulliyadaha dhaqaalaha iyo maaliyadda.

Artículos relacionados

  • Poetry Is Our Ministry to Touch the Heart
    Anelda Lukesia Ballard / Jean Anelda Scott
    Poetry is Our Ministry to Touch the Heart, was birthed when Anelda L. Ballard became ill. God spoke to her in a dream and said 'pick up a pen and write' by being obedient this book was written through the Holy Spirit. Anelda and her mother Jean A. Scott believes that God’s wants to heal a hurting heart. This book will inspire you and encourage you to never give up hope. Jesu...
    Disponible

    11,12 €

  • I soldati lunghi
    Pierluigi Romeo di Colloredo Mels
    Il 24 maggio 1915 il Regno d’Italia entrò nella Grande Guerra, che si sarebbe dimostrata il momento più alto e tragico della sua storia, a poco più di cinquant’anni dalla sua unificazione.In quella lotta tremenda durata quattro anni, la Brigata Granatieri di Sardegna , con i suoi due valorosi Reggimenti, i più antichi del Regio Esercito scrisse, nel grande quadro della guerra d...
    Disponible

    32,59 €

  • Five Beneath Philly
    Susan Bandy / Tom Richmond
    Allen Williams plans to make something of his life and escape South Philly and the work at Cross Brothers’ Meat Packing Plant. He prepares himself with excellent grades and an upcoming full-ride scholarship to climb out of South Philly forever. Then fate changes his whole world. An only son in a family of six, Allen suddenly finds himself responsible for his mother, grandmother...
    Disponible

    18,28 €

  • Forms
    Sharon Welch
    I am an award-winning artist and my works hang in private residences, community hospitals, businesses, and restaurants across the US and also abroad.  I live in Pierre, South Dakota. Since 2008 I have owned Sharon Welch Gallery and Studio where I paint and teach classes.  My theory is have fun, remove the fear of failure, experiment and let the child inside of you play.Very oft...
  • Ricordi di una ausiliaria
    Andrea Lombardi / Raffaella Duelli
    Le memorie di Raffaella Duelli, Volontaria nel Battaglione Barbarigo della Decima Flottiglia Mas iniziano con la partenza del Barbarigo da Roma, narrando la lunga marcia del reparto verso il nord, sotto il mitragliamento degli aerei Alleati. Quindi, è descritta vividamente l'ultima battaglia del Barbarigo sul Fronte Sud, dal Senio a Comacchio: gli appunti di Raffaella, giov...
    Disponible

    28,08 €

  • Why Didn’t You Ask?
    Panya Dixon
    From an early occurrence in her childhood to a perilous thirteen-year relationship, Panya Dixon too often suffered from various forms of physical, emotional, and sexual abuse. Conflicted between love and the pain her loved ones brought on her, she consistently had to fight for her life and her will to move on. Why Didn’t You Ask? is an expression of Panya’s truth—her trials, pa...
    Disponible

    20,35 €

Otros libros del autor

  • Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya
    Bashiir Nuur Cabdulle
    SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay ha...