Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Intii aan ku jiray safarka qorista buuggan 'SAHAYDA LAMAANAHA' waxaanwaraysi la yeshay 137 qoys oo ku guul-daraystay nolosha guurka iyo70 qoys oo uu guurkoodu najaxayWaxaan akhriyay ku dhawaad 40 buug oo ku saabsan arimaha qoyskaoo ay qoreen xeel-dheerayaal ku takhasusay arimaha qoyska.Waxaan la fadhiistay Culumo, Odayaal, Aqoonyahanno, Dhalinyaro iyo Waxgarad aan kutuhmayay waayo aragnimo khusaysa arimaha qoyska.Kadib waxaa ii soo baxday inay bulshada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed baahi wayn u qabaanbarashada Nolosha Lamaanaha, waana sababta aan qalinka ugu qaatay dhiganahaan muggawayn ee 'SAHAYDA LAMAANAHA.'