Qoristii Farta iyo Fidinteedii

Qoristii Farta iyo Fidinteedii

Cabdiraxmaan M. Abtidoon

28,07 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2025
Materia
Sistemas de escritura, alfabetos
ISBN:
9781912411788
28,07 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Desdémona
  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

AFKA SOOMAALIGU muddo dheer ma lahayn far qoran oo mideysan, taasi waxay sababtay in taariikh badan, suugaan iyo aqoon qiimo leh ay lumaan ama si adag ku kaydsanaadaan. Qarnigii siddeed iyo tobnaad ayaa culimadii Soomaaliyeed bilaabeen dadaal xooggan oo lagu doonayey in afka loo helo hab qoraal rasmi ah. Isku dayadii ugu horreeyay waxay badankood ku salaysnaayeen farta Carabiga, maadaama ay ahayd far ay culimadu si wanaagsan u yaqaannaan oo ku qornayd Qur’aanka iyo culuumta Islaamka.Sheekh Ibraahim Cabdalla Mayal iyo ardaygiisii Maxamed Cabdi Makaahiil ayaa kamid ahaa dadkii ugu horreeyay ee isku dayay in ay afka ku qoraan xuruuf Carabi ah, taas oo horseeday in buugag yar oo maahmaahyo iyo gabayo ahi soo baxaan horraantii qarnigii 20aad. Sidoo kale culimo waaweyn sida Sheekh Aweys Al-Barawi iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa gabayadoodii iyo qasiidadoodii ku qoray farta Carabiga. Hase yeeshee, isku dayadani mar walba way kala duwanaayeen, mana jirin hal nidaam oo mideysan oo bulshada oo dhan qaadato. Dadaalkaasi wuxuu ahaa bilow muhiim ah oo muujinaya baraarugga Soomaalida iyo rabitaankooda ah in afkoodu yeesho qoraal rasmi ah. Inkasta oo farahaasi carbeed ay ahaayeen kuwo la isku dayo, haddana waxay abuureen saldhig cilmiyeed iyo rajo ah in afka la qori karo, laguna keydin karo aqoonta iyo dhaqanka. Waxaa la odhan karaa isku dayadaasi waxay dhidib u aas u noqdeen dadaalladii dambe ee keenay in la abuuro faro kale sida Far Cismaaniya, Far Kaddare, iyo ugu dambayn Farta Laatiinka ee la hirgeliyey 1972. Bilowgii qoraalka Soomaaliga sidaas ayuu ahaa, safar dheer oo aqoonyahanno badan iyo culimo Soomaaliyeed ay ku hureen dadaal iyo waqti, si afka Soomaaliyeed u yeesho astaan qoran oo taariikhda iyo aqoonta lagu xafido. Markii fartii la qoray waxaa loo gudbay xirgelinteedii, taasoo markii hore dugsiyadii waxbarasho ee dalka lagu soo rogay in Soomaali wax lagu barto, waxaana xigay ololayaal waaweyn oo ka bilowday magaalooyinka oo ciidamadii iyo shaqaalihii dawladda lagu barayey. Sannadihii 1974 iyo 75kii waxaa dalka ka qabsoomay ololihii ugu weynaa abid ee dalka laga hirgeliyo. Farta Soomaaligu sidaa ayey muddo aad u kooban waxay ku noqtay mid hana qaadda meel sarana gaarta. Buuggan wuxuu akhristaha marsiinayaa una dul marayaa safar dheer oo qaatay boqol sano, guulna ku dhamaaday. Buuggu wuxuu waxtar weyn u leeyahay ciddii dooneysa in ay cilmibaaris ku sameyso qoraalka farta Soomaaliga xilliyadii uu soo maray iyo guud ahaan qof walba oo doonaya in ay wax ka ogaadaan.

Artículos relacionados

  • Vine Baby ABCs
    Kelly Ireland / Kimberly Ireland
    Vine Baby ABCs: A Vineyard-Themed Alphabet Adventure for Curious KidsHave fun teaching your children their ABCs on a delightful journey through wine country!Vine Baby ABCs is a unique and beautifully illustrated alphabet book that follows Vine Baby and her mom as they explore Brielle Family Vineyards. From A is for AVA to Z is for Zymology, each letter introduces real concepts ...
    Disponible

    16,55 €

  • Po(em)ente?
    Darley Cardoso
    O livro traz uma coletânea de reflexões e anotações poéticas a respeito de conceitos relacionados à arte e tecnologia, errâncias e derivas, deslocamentos, mestiçagem e a artistas concretistas. ...
    Disponible

    10,92 €

  • Languages of the Soviet Union
    Bernard Comrie
    ...
    Disponible

    90,89 €

  • Language in the USA
    ...
    Disponible

    117,95 €

  • An Interdisciplinary Approach to the Theory and Practice of Wildlife Corridors
    Amy D. Propen
    An Interdisciplinary Approach to the Theory and Practice of Wildlife Corridors charts some best practices and makes new theoretical contributions about the design and creation of wildlife corridors. The book provides the necessary background for understanding habitat connectivity projects, and makes a theoretical contribution to current knowledge about wildlife corridors. ...
    Disponible

    158,78 €

  • De-Gendering Gendered Occupations
    Joanne McDowell
    This collection brings together contributions from researchers on language and gender studies and workplace discourse to unpack and challenge hegemonic gendered norms encoded in what have been traditionally considered 'female' occupations in which men are the minority. ...
    Disponible

    241,06 €

Otros libros del autor

  • Qoristii Farta iyo Fidinteedii
    Cabdiraxmaan M. Abtidoon
    AFKA SOOMAALIGU muddo dheer ma lahayn far qoran oo mideysan, taasi waxay sababtay in taariikh badan, suugaan iyo aqoon qiimo leh ay lumaan ama si adag ku kaydsanaadaan. Qarnigii siddeed iyo tobnaad ayaa culimadii Soomaaliyeed bilaabeen dadaal xooggan oo lagu doonayey in afka loo helo hab qoraal rasmi ah. Isku dayadii ugu horreeyay waxay badankood ku salaysnaayeen farta Carabi...
    Disponible

    16,68 €

  • 1969
    Cabdiraxmaan M. Abtidoon
    ❝Fikradda qoritaanka buuggan waxay ka dhalatay, sida aan la socdo, baahi qoraaggu u arkay in dadka Soomaaliyeed ee wax akhriyaa ay u qabaan in ay helaan buug noocan oo kale ah. Si gaar ah waxaa buuggan uga faa’ideysan kara laba qeybood oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah: 1) Guud ahaan dhalinyarada aan waayahaas soo gaarin, si gaar ahna kuwa qurbaha ku nool ama ku koray iyo; 2)...