Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Buuggaani waxa loogu talo galay in uu masaxo fikradihii hore. Buuggani waxa kabaran doontaa qaabka looga hortago shakiga, walwalka iyo cabsida. Buuggani waxaad kabaran doontaa hadii 30 cisho qayaastii qoraal iyo oraah Mahadinta Allah iyo (Affirmation) kusugnaasho. waxaad ku baran doontaa qiimaha waqtiga iyo (subconscious and unconscious mind).