Mohamed-Deeq Abdi-Madar Haldhaa B
Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Ma Ogtahay Siraadeey waa safar taariikheed oo dib u milicsanaya nolosha iyo hal-abuurka Abwaan Maxamed Ciise Cabdi 'Ciise Ganeey', oo ka mid ahaa haldoorradii ugu saameynta badnaa fanka Soomaaliyeed. Buuggani wuxuu soo bandhigayaa qisadiisa nololeed, heesihii uu curiyey, kaalintiisii Hobollada Qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi, iyo raadkii uu ku reebay suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waa buug qiimo weyn u leh qof kasta oo daneeya taariikhda, fanka iyo hidaha Soomaaliyeed.