ISMAHURTO

ISMAHURTO

Maxamed Ciise Cismaan

16,88 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2025
Materia
Ficción moderna y contemporánea
ISBN:
9781912411573
16,88 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Kálamo Books
  • Librería Elías (Asturias)
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

SMAHURTO waa dhacdooyin taariikheed oo ka warramaya sheekooyin dhab ah oo dhacay intii u dhexaysay 1990-kii ilaa 1998-kii, xilligii dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya iyo sheeko mala-awaal ah. Waxa ay si qoto dheer u taabanaysaa burburkii dowladdii dhexe, kalafogaanshihii qoysaska Soomaaliyeed, jacayl ay kala irdhaysay colaadaha qabiilku, iyo rajada dibuheshiisiinta iyo dibudhiska dowladnimada.Sheekadu waxay la socotaa nolosha dad aan siyaasiyiin ahayn, sida: Jaamac, Farxiya, Farxaan iyo Yaasmiin oo la kulmaya dhibaatooyin nafsi ah, qabiil iyo qax, kuwaas oo xiriirkooda jacayl si adag uga dhex muuqdo dhibta guud ee ummadda haysata. Magaalada Muqdisho oo ay colaadi ka aloosan tahay, Gaalkacyo oo qabiillo isku hayaan, Hargeysa oo xasiloonideeda raadinaysa, iyo asaasidda Puntland ayaa dhammaantood ku jira masraxa sheekadan.ISMAHURTO waxay si geesinnimo leh u taabanaysaa mowduucyo ay ka mid yihiin: kala qeybsanaanta bulshada soomaaliyeed, raadkii kooxaha soomaalida sida USC, SSDF iyo Al-ltixaad, saamaynta qabiillada Hawiye iyo Daarood ee siyaasadda, doorkii hoggaamiyayaal soomaaliyeed sida Maxammed Siyaad Barre, Maxammed Faarax Caydiid, iyo Cabdullaahi Yuusuf Axmed, iyo xusuusta dadkii soomaaliyeed ee qurbaha u qaxay ama gudaha ku barakacay. Waa sheeko qiiro leh oo isu keenaysa jacayl, siyaasado isdiiddan, qabiil, iyo doonista midnimo soomaaliyeed. Waxay akhristaha xasuusinaysaa in si kasta oo dagaallo, kala-qaybsanaan iyo cadaawado u aloosnaayeen, welina ay u jiraan, ay haddana jirto rajo iyo suurtagalnimo dib u heshiisiin iyo dhisidda qaran midaysan. ISMAHURTO waa xusuus qoran oo ku saabsan dadkii shacabka ahaa dhibtii ay la kulmeen iyo kalgacalkii aan isbaleddelin xitaa markii colaaduhu kala fogeeyeen.'Qiso, taariikh, burbur, jaceyl, rajo, iyodagaal weli buuggaan ka hor buug la isugu ma keenin' Maxammed Cabdullaahi Cartan.

Artículos relacionados

  • The Only Witness
    Pamela Beason / TBD
    A MISSING BABYSeventeen-year-old Brittany Morgan dashed into the store for just a minute, leaving her sleeping baby in the car. Now Ivy's gone and half the town believes Brittany murdered her daughter.A HAUNTED DETECTIVEDetective Matthew Finn, a big-city fish out of water in small-town Evansburg, Washington, struggles with his wife's betrayal as he investigates Ivy Morg...
    Disponible

    20,64 €

  • The Gender of Inanimate Objects and Other Stories
    Laura Marello
    In the phosphorescent title novella of Laura Marello's collection, an enigmatic drifter pursues her circuitous path through the intricate cultural terrain of Sweetwater County, California, a patchwork of communities where "everyone speaks the wrong language." Through subtle, disciplined prose inflected with the deep colors and clear lines of ancient Mykonos and the northern...
    Disponible

    15,29 €

  • What's the Word?
    Lawrence Gordon
    This is a work of non-fiction. The events penned herein reflect real life situations; great times and terrible times; which my family, my friends, and I endured.      This work will reflect the spiritual aspects of my family. I was born and raised in our family church. The name of the church was God’s Universal House of Prayer and my Uncle, James Henderson was the Pastor until...
    Disponible

    7,19 €

  • Meritocrats
    Stuart Evans
    Stuart Evans’s first novel is a comedy-of-ill-manners set in a nouveau riche milieu: a fantastic satirical performance and hyper-referential homage to masters past and present. Paul Keller is the Stephen Dedalus of the piece, the son of Robert and Sylvie, whose internal monologue is spliced into the action, and whose incestuous feelings for his sister lead to an increase in his...
    Disponible

    19,71 €

  • Jack the Lad
    Frank English
    A tale based loosely in reality, this story traces the fortunes of the Ingles family in the West Riding coal fields around Wakefield. Theirs is a saga that could be replicated time after time in an area where scratching a living wasn't easy, and where coal, drink, and occasional infidelity played integral parts in the life of the community. Their story starts in the mid-194...
    Disponible

    13,53 €

  • The Empty Chair
    Penny Goetjen
    o A steamy Caribbean islando A missing female photographero A daughter’s relentless search and her entanglement in the island’s twisted subculture Don’t expect an umbrella in your drink when you escape to the Virgin Islands in this heart-pounding suspense novel as young Olivia Benning desperately searches for her photographer mother who has gone missing during a covert assignme...
    Disponible

    12,62 €