Mohammed Umar / Yuusuf Nuur Cismaan
Librería Samer Atenea
Kálamo Books
Librería Elías (Asturias)
Librería Kolima (Madrid)
Librería Proteo (Málaga)
Fajar lives in the city and her dream is to visit her grandparents who live in the village for sometime. Fajar loves her grandparents and they love her too. To make her dream come true, her parents take Fajar and her brother to see their grandparents. Let us follow Fajar and see why she enjoys visiting her grandparents. Fajar waxay ku nooshahay magaalada, riyodeeduna waxay ahayd inay wakhti la joogto awoowgeed iyo ayeeyadeed oo ku nool tuulada. Fajar waa jeceshahay awoowgeed iyo ayeeyadeed, iyaguna way jecel yihiin. Si riyadeedu u rumowdo, waalidkeed waxay Fajar iyo walaalkeed u kaxeeyeen si ay u booqdaan awoowgood iyo ayeeyadood. Aan raacno Fajar oo aynnu aragno sababta ay u jeceshahay booqashada awoowgeed iyo ayeeyadeed.