Inicio > Sociedad y ciencias sociales > Política y gobierno > Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug
Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug

Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug

Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey

19,74 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press Ltd
Año de edición:
2024
Materia
Política y gobierno
ISBN:
9781912411818
19,74 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa’ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2017, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, ururdiimeedyadii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee ay kala hoggaaminayeen madaxweynayaashii kala duwanaa sida; Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud, Maamulladii kale oo dalka ka jiray iyo Urur Diimeedyadii jiray waqtiyadaas. Waxaa si faahfaahsan buuggu u falanqeyn taariikhda Gobollada Dhexe, Maamulka Bartamaha Soomaaliya iyo sidii uu ku yimid, Caqabadaha uu la kulmay. Qeybta ugu balaaran ee buugga waa dhismihii Galmudug, guddiyadii shaqooyinka ay soo qabteen, Galmudugtii hore, Ximin iyo Xeeb iyo Maamulladii kale oo jiray. Sidoo kale Galmudug sidii ay u dhisantay, sababihii keenay ilaa iyo doorashadii Madaxweyne Xaaf iyo doorkii dowlada Federaalka Soomaaliya.Maxamed Xaashi Cabdi 'Carrabey' waa aqoonyahan, siyaasi, barre, ganacsade, aabbe ku dhashay magaalada Beled Xaawo 1972-dii, deganaa wixii ka danbeeyay 1991 wadamo kala duwan. Waxbarashadiisii hore waxay aheed Soomaaliya. Wuxuu ka qalanjabiyay Northampton University BA Daraasaadka Warbaahinta; Northampton University MA Xiriirka Caalamiga; Robert Gordon University MBA Maamulka Saliidda iyo Gaaska; oo ah kuligood Ingiriiska. Madaxweyne ku Xigeenka Dawlad-Goboleedka Galmudug (...-2018). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta (2020-). Wuxuu ku hadlaa afaf kala duwan sida Soomaaliga, Ingiriiska, Hollandiiska, iyo Carabiga. Wuxuu qoray oo la daabacay: Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Looh Press 2024). Mudane Maxamed X. Cabdi Carrabey waa aabbe xaasle ah lehna 12 caruur.

Artículos relacionados

  • How Great a Crime - to tell the truth
    Neil Kay / Steven Kay
    Joseph Gales was one of the all-time great Sheffielders – forget Joe Cocker, Jessica Ennis-Hill, Sean Bean or Michael Palin. These are all minnows compared to Joseph Gales – and their stories are boring besides that of the Galeses. The Galeses story has been forgotten and has not been brought together in one place before – it is not just something dredged up from history – an i...
    Disponible

    10,33 €

  • Fearful Majesty
    Benson Bobrick
    Ivan the Terrible - the name evokes the legend of a cruel and dangerously insane tyrant. Fearful Majesty explores that legend and exposes the man, his nature, and his time.This acclaimed biography of one of Russia’s most important and tyrannical rulers is not only a rich, readable biography, it is also surprisingly timely, revealing how many of the issues Russia faces today hav...
    Disponible

    19,27 €

  • Economic Optimization of Innovation & Risk
    Robert Shuler
    A Theory of Crash Rate for Private & Public Projects with Critical or non-Critical systems.Analyzing & managing risk has been a quest for 5000 years, and is essential to everything from water supplies, finance, and agriculture to computers and space travel. At last there is a quantitative theory and a simple equation that allows you to: - choose your failure rate - get there...
    Disponible

    13,02 €

  • The System
    Lincoln Steffens
    The 'muckraker' Lincoln Steffens dug deep into business criminality and political corruption in a powerful series of articles written for McClure's magazine. Establishment newspapers and 'System' politicians dismissed his work as just another example of the decrepit modern journalism that could never pass for genuine writing. But Steffens' dogged quest for truth and justice set...
    Disponible

    23,66 €

  • Digital Activism in Asia Reader
    The digital turn might as well be marked as an Asian turn. From flash-mobs in Taiwan to feminist mobilisations in India, from hybrid media strategies of Syrian activists to cultural protests in Thailand, we see the emergence of political acts that transform the citizen from being a beneficiary of change to becoming an agent of change. In co-shaping these changes, what the digit...
    Disponible

    22,19 €

  • The New Freedom
    Woodrow Wilson
    In 1912, Woodrow Wilson was the Democratic nominee for President of the United States. He campaigned against the Republican incumbent, William Howard Taft, and Taft’s predecessor, Theodore Roosevelt, who had split off from the Republican Party to form his own Progressive, or Bull Moose, Party. Much of the campaign focused on the US economy, particularly the candidates’ views of...
    Disponible

    8,67 €

Otros libros del autor

  • Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug
    Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey
    Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa’ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2020 ka, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, urur...