CIIL IYO CAFIS

CIIL IYO CAFIS

MOHAMED ABDI AYNAB

28,38 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Aynab
Año de edición:
2024
Materia
Biografía: general
ISBN:
9783084716500
28,38 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

*Buugaan wuxuu ka hadlayaa waayo aragnimada uu kusoo arkay inta uu ku jiray Xabsiga.Buugaan marka aad aqrineeso waxaa soo dhoweesataa Tissue si aad ilinta iskaaga tirtirto !Mr.Qoryooley.-Maxamed waxaa la xiray isagoo ku jira waqtigii noloshiisa u fiicnaa da’ahaa iyo filasho ahaan maadaama uu ku jirey Sannadkii u dameeyey ee Kuliyadii uu dhiganayey uu ahaa wiil 20 jir oo ay xiiso u leedahay xarago dhallinyaro nimo la bulsheyn saaxiibo iyo tamashle maahayn waqti uu qaabilo karo in meel lagu oodo waayo dadka waaweyni adkaysi bet u leeyihiin Guri fadhiga laakiin dhallinta waa u ciqaab. Maxamed waxaa hortiis la xiray Aabihiis oo Xabsiga lagu silic diley isaga xarigiisuna wuxuu dabo socdey kaas Aabihiis si familka dhan loo dhadhansiiyo ciqaab.Cabdishakur Cali Qood.-Buugga 'Ciil Iyo Cafis' waxa aad ugu tegi doontaa nolosha qoraha Mudane Maxamed Cabdi Caynab, gaar ahaan sannado badan oo uu qoruhu u xidhnaa taliskii Maxamed Siyaad. Waxa uu qoraagu akhristaha dhex geynayaa nolol midabo badan; dalal kala fog, magaalooyin kale gedisan iyo mararka qaar oo akhristuhu dareemayo jugta jidhka qoraaga ku dhacaysa. Maxamed, taariikh qayaxan ma taxayo ee runtii waxa uu akhristaha u sawirayaa marba xaaladda uu ku sugnaa. Waxa aan aad ula dhacay sida farshaxannimada leh ee qoraagu afartan sanno ka hor ii dhex geeyay; mar qoraagu timuhu ku baxeen oo uu beri danbe iska xiiray, ayuu ka sheekaynayaa ilaa aan gaadhay inaan laydha nus qarni ka hor madixiisa maraysay aniguna dareemo. Buugga 'Ciil Iyo Cafis' waxa aad ugu tegi doontaa nolosha qoraha Mudane Maxamed Cabdi Caynab, gaar ahaan sannado badan oo uu qoruhu u xidhnaa taliskii Maxamed Siyaad. Waxa uu qoraagu akhristaha dhex geynayaa nolol midabo badan; dalal kala fog, magaalooyin kale gedisan iyo mararka qaar oo akhristuhu dareemayo jugta jidhka qoraaga ku dhacaysa. Maxamed, taariikh qayaxan ma taxayo ee runtii waxa uu akhristaha u sawirayaa marba xaaladda uu ku sugnaa. Waxa aan aad ula dhacay sida farshaxannimada leh ee qoraagu afartan sanno ka hor ii dhex geeyay; mar qoraagu timuhu ku baxeen oo uu beri danbe iska xiiray, ayuu ka sheekaynayaa ilaa aan gaadhay inaan laydha nus qarni ka hor madixiisa maraysay aniguna dareemo. Abdirahman Oday Aqan.Waa buug runtii aad la yaabaysid waxa ka dhacay dulmi Somaliya waana buug si fiican u dhigaya in uu Rijiim danbiga galay balse aan eed gaar ah la saarayn qabiil gaar ah.Mohamed Jama.-CIIL IYO CAFIS waa buug aan aad u jeclaystay akhriskiisi, waa buug aad mar qoslaysid, mar ooyaysid, Mar yaabaysid marna ku tusinaaya in aadan nolosha ka quusan kuna tusaya in wax kasta laga soo kaban karo.waa buug ku tusinaaya caddaalad daradii dawladii Kacaanka iyo sida qofka Somaliga ahu xuquuqdiisa loo dayacay.waa buug ku haboon in qof kasta oo Somali ahi akhriyo.Abdisalam farah.

Artículos relacionados

  • Hope Reigns
    Mary Farmer
    This suspenseful memoir will keep you on the edge of your seat as Mary shares her terrifying journey of escape from her abusive husband. She quickly learns that his power and control extends far beyond the four walls of their home as she is forced to fight for her freedom and her life while hiding in a shelter with their daughter. Her story is one that all can relate to as she ...
    Disponible

    12,75 €

  • Fear Is Not An Option
    Michele Anstead
    Michele Anstead’s inspiring true story is a stunning account of ultimate triumph over the most impossible of odds. From an early age, her life was marred by abuse, deprivation, abandonment, addiction, incarceration, tragedy and loss.  Michele's downward spiral began at the age of three, when she witnessed her mother and aunt being beaten by her uncle, followed by her mother...
    Disponible

    15,60 €

  • A Grizzly Tale
    Johan Otter
    Johan Otter’s life changed in a fraction of a second the day he and his daughter Jenna were attacked by a grizzly bear while hiking in Glacier National Park. This is his tale of survival, family, and triumph in the face of trauma. “More than a story of a bear attack, this is the incredible story of a father and daughter's love, determination, resilience, and triumph. Johan ...
    Disponible

    23,63 €

  • Camouflaged Sisters
    Lila Holley
    We see their strong, determined faces in uniform. We see their unceasing exhibition of honor and courage while protecting our country. But there is something we don’t see: victims of the system—the system with the mission to protect all people of America, including its servicemembers.In Camouflaged Sisters: Silent No More, twelve women strip away all comfort and protection to s...
    Disponible

    20,78 €

  • I Never Came Home
    Robert L. Scheck
    Are you aware of the hour we are in? This 21st Century has been dubbed the “Age of Information.” Our world today is inundated with a sea of information, yet could we still be lacking wisdom? We claim information and knowledge are power, so, why then do nations still fall into the same critical mistakes, generation after generation, regarding being powerless in preventing wars, ...
    Disponible

    8,54 €

  • Turing
    Fergus Mason
    Hundreds of movies and thousands of books have been written about the heroes of World War II. For dozens of years, however, few people knew about one of the greatest heroes of the war—a mild-mannered, eccentric mathematician from the University of Cambridge. This man, an undeniable genius whose later life was plagued by controversy and tragedy, probably played a greater role in...
    Disponible

    12,03 €