Afka Hooyo Waa Hodan

Afka Hooyo Waa Hodan

Maxamed Baashe X Xasan

14,72 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Garanuug Limited
Año de edición:
2020
ISBN:
9780995753365
14,72 €
IVA incluido
Disponible

Selecciona una librería:

  • Donde los libros
  • Librería 7artes
  • Librería Elías (Asturias)
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawrqodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimahaafka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka fartaSoomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaaxilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacayaoo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey,meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay,gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu ubixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarkaiyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogroggaiyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il,far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyoraadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga,gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwokale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in afSoomaaligu badbaadi karo! 3

Artículos relacionados

Otros libros del autor

  • Hal Tisqaaday, Halabuurkii Cali Sugulle (Duncarbeed)
    Maxamed Baashe X Xasan
    Buuggu waxa uu ka kooban yahay halabuurkii Cali Sugulle ee dhawr xilli oo xidhiidhsanaa iyo sooyaalkiisii qofnimo. Marka laga yimaaddo barbaaritaankiisii, waxbarashadiisii, noloshiisii qoysnimo, iyo shaqooyinkii uu soo qabtay markii uu dugsiga Sheekh ka baxay, waxaa qaybaha hore ee buugga ibafurkiisu xambaaray tisqaadkii halabuurka Cali Sugulle iyo jaadgoonnimadiisa; isaga qof ...
    Disponible

    28,03 €