Adkaysi

Adkaysi

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

27,81 €
IVA incluido
Consulta disponibilidad
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2025
ISBN:
9781912411498

Selecciona una librería:

  • Librería Samer Atenea
  • Librería Aciertas (Toledo)
  • Kálamo Books
  • Librería Perelló (Valencia)
  • Librería Elías (Asturias)
  • Donde los libros
  • Librería Kolima (Madrid)
  • Librería Proteo (Málaga)

SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga - laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraagu wuxuu si daacad ah u sharxayaa caqabadihii uu la kulmay, oo ay ka mid yihiin xarig, dibad-bax, iyo xataa isku day dil. Wuxuu iftiimiyaa xiriirkadiisa lala lahaa hogaamiyayaal kala duwan, ururro siyaasadeed, iyo dowladaha shisheeye, isagoo bixinaya aragti cusub oo ku saabsan siyaasadda iyo diblomaasiyada Soomaaliya.Buuggu maaha oo kaliya diiwaangelinta taariikhda shaqsiyeed, laakiin waa casharro muhiim u ah jiilalka cusub ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa danaynaya arrimaha siyaasadda iyo horumarinta qaranka. Buuggu wuxuu bixinayaa aragti qoto dheer oo ku saabsan sida loo maareeyo caqabadaha siyaasadeed iyo muhiimadda adkeysiga iyo go’aanka adag.CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME wuxuu ku dhashay magaalada Buulo Barde, gobolka Hiiraan 1968-dii. Wuxuu shahaadada Bachelor of Law ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee Khartuum, Suudaan 1997-dii, wuxuuna Master of Laws ka qaatay Jaamacadda National University of Malaysia 2002-dii. Wuxuu sidoo kale koorasyo ku saabsan hogaaminta, maamulka iyo xariirka caalamiga ah ka qaatay Machadka Hogaaminta London. Waa siyaasi Soomaali ah oo magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, isagoo noqday xubin muhiim ah oo ka mid ah shirkii dib u hishiisiinta Soomaaliya. Waxa uu soo noqday xubno baarlamaanka iyo wasiirka qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah. Wuxuu lataliye u soo noqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo laba jeer u tartamay xilka madaxweynenimada. Waa guddoomiyaha xisbiga Wadajir. Bishii Maajo 2022, waxa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu qoray buugga ’Adkaysi (Looh Press, 2024).

Artículos relacionados

  • Poetry Is Our Ministry to Touch the Heart
    Anelda Lukesia Ballard / Jean Anelda Scott
    Poetry is Our Ministry to Touch the Heart, was birthed when Anelda L. Ballard became ill. God spoke to her in a dream and said 'pick up a pen and write' by being obedient this book was written through the Holy Spirit. Anelda and her mother Jean A. Scott believes that God’s wants to heal a hurting heart. This book will inspire you and encourage you to never give up hope. Jesu...
    Disponible

    11,12 €

  • I soldati lunghi
    Pierluigi Romeo di Colloredo Mels
    Il 24 maggio 1915 il Regno d’Italia entrò nella Grande Guerra, che si sarebbe dimostrata il momento più alto e tragico della sua storia, a poco più di cinquant’anni dalla sua unificazione.In quella lotta tremenda durata quattro anni, la Brigata Granatieri di Sardegna , con i suoi due valorosi Reggimenti, i più antichi del Regio Esercito scrisse, nel grande quadro della guerra d...
    Disponible

    32,59 €

  • Five Beneath Philly
    Susan Bandy / Tom Richmond
    Allen Williams plans to make something of his life and escape South Philly and the work at Cross Brothers’ Meat Packing Plant. He prepares himself with excellent grades and an upcoming full-ride scholarship to climb out of South Philly forever. Then fate changes his whole world. An only son in a family of six, Allen suddenly finds himself responsible for his mother, grandmother...
    Disponible

    18,28 €

  • Forms
    Sharon Welch
    I am an award-winning artist and my works hang in private residences, community hospitals, businesses, and restaurants across the US and also abroad.  I live in Pierre, South Dakota. Since 2008 I have owned Sharon Welch Gallery and Studio where I paint and teach classes.  My theory is have fun, remove the fear of failure, experiment and let the child inside of you play.Very oft...
  • Ricordi di una ausiliaria
    Andrea Lombardi / Raffaella Duelli
    Le memorie di Raffaella Duelli, Volontaria nel Battaglione Barbarigo della Decima Flottiglia Mas iniziano con la partenza del Barbarigo da Roma, narrando la lunga marcia del reparto verso il nord, sotto il mitragliamento degli aerei Alleati. Quindi, è descritta vividamente l'ultima battaglia del Barbarigo sul Fronte Sud, dal Senio a Comacchio: gli appunti di Raffaella, giov...
    Disponible

    28,08 €

  • Why Didn’t You Ask?
    Panya Dixon
    From an early occurrence in her childhood to a perilous thirteen-year relationship, Panya Dixon too often suffered from various forms of physical, emotional, and sexual abuse. Conflicted between love and the pain her loved ones brought on her, she consistently had to fight for her life and her will to move on. Why Didn’t You Ask? is an expression of Panya’s truth—her trials, pa...
    Disponible

    20,35 €

Otros libros del autor

  • Adkaysi
    Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
    SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga - laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaali...
    Disponible

    20,71 €