LIBROS DEL AUTOR: yuusuf nuur cosmann

3 resultados para LIBROS DEL AUTOR: yuusuf nuur cosmann

yuusuf nuur cosmann Eliminar filtro Quitar filtros
  • KAFTANDHABLE
    YUUSUF NUUR COSMANN
    Waa buug uu qoray Siciid Cismaan, dib ayaa u daabacay, wuxuu ka mid yahay kuwa ugu muhiimsan qoraalada Siciid. Wuxuu si dhab ah u adeegsaday fanka kaftan-dhablaynta. Ujeedadu waxay tahay turxaan bixinta qalooca galay noloshii bulshada soomaaliyeed. Qoraalada Siciid Cismaan qoray aad bay u badnaayeen ayagoo ahaa kuwo buug laga dhigay iyo kuwo wargeysyo ku s...
    Disponible

    32,40 €

  • BARO FAR SOMALI LEARN SOMALI ALPHABET
    TBD / Yuusuf NUUR COSMANN
    This book is about learning the Somali language using the Somali alphabet (Osmanya). Somali Alphabet is an old alphabet used in Somalia from 1920 to 1971. .' Evaluation of script Far Somali (Cismaaniya) Competent linguists have considered the Far somali (Cismaaniya) a...
    Disponible

    25,69 €

  • SOOYAALKA QORAALKA FAR SOOMAALIGA
    Yuusuf NUUR COSMANN
    Buugga magaciisu waa Sooyaalka qoraalka Far Somaliga. Buuggaan wuxuu qeexayaa; Far Somaliga (Cismaaniya), sidee xuruuftu u dhisan tahay, tirada xuruufta iyo muuqaalka xuruugta.Waxaa si faahfaahsan uga boganaysaa oo aragti guud ka helaysaa far soomaaliga, dhawaaqa codka afka soomaaliga iyo fureyaasha.Waxaa halkaas ka marnayn tusaalooyin iyo badan oo muujinaya qoraalka far Soomaa...
    Disponible

    31,57 €